Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Damaca Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaladda Doorashada Soomaaliya

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Tan iyo wixii ka dambeeyay shirkii Carta ee dalka Jabuuti oo hadda laga joogo mudd 20 sannadood ah, Soomaaliya waxaa soo maray dawlado awooddoodu haba iska liidatee ku guulaystay in ay qabtaan doorashooyin, xukunkana si nabadgelyo … Continued

Doorka Saxaafadda ee Waqtiga Doorashada

W/Q: Hamdi Wardhere Mohamed Dulmar  Saxaafaddu waxay tiir dhexaad u tahay fur-furnaanta iyo xoojinta hanaanka dimuquraadiyadda dal walba. Doorasho aysan saxaafaddu qeyb ka aheyn ma yeelato tartan xiiso,  xamaasad iyo isku soobax cod bixiye-yaal mug leh. Marka laga hadlaayo doorasho … Continued

QARANKII DIBJIRAY (Q.1aad)


W.Q. Cabdullaahi Xaaji Saciid Guure wuxuu ahaa wiil si wanaagsan loo barbaaray oo fahmo badan. Kasmada wanaagsan wuxuu ku darsaday awood jidheed. Mar kuu soo kacaamaayay cunug kasta oo ku dhasha deegaankiisa isagaa lagu gardaadin jiray. Gaashaan-qaad markuu noqdayna hooya … Continued

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Fanku ma wax laga toobad keenaa?

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) “Inta ay fari i shaqaynayso; illaahayna waan caabudayaa; fanka qarrankayga sare u qaadayana waan wadayaa”,  Xudaydi.  Fanku waa hibo iyo howl, waa abuurid iyo wax soo saar, waa qurux iyo qaraaxo, waa khiyaal iyo … Continued

Waxtarka Taariikhda Siyaasadeed ee Soomaaliya

W.Q. Liibaan Axmad Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991kii kaddib taariikhda siyaasaeed ee Soomaalidu waxay u ekeetay mid  qaadday dhabbihii Dhamaadka Taariikhda ( The End of History). Wax ka qorista Soomaaliya waxaa lagu soo koobay beelo is laynaya oo lumiyay … Continued

TAARIIKHDA WAA LAGA TILMAAN QAATAA

W.Q. Ahmed Khalif Tagtadaa timaadada looga tilmaan qaataa.  Taariikhdeena ayaan uga cabbir qaadanaynaa oo innagu hagta mustaqbalkeena. (Our history guides us to our future). Si loo fahmo xaaladda ay maanta ummad ku sugan tahay waa in la fahmaa taariikhda ummaddaas … Continued

Hiil Haween

Marka dal muddo dagaallo ku soo jiray, waliba kuwa sokeeye, kaliya daaraha iyo kaabayaasha-dhaqaale ma burburaane, damiirka dadka ayaa qoonma. Dhibaatooyinka muuqda ee dagaallada laga dhaxlo – qaxa, qoxootiga, gaajada, cudurka, abaarta iyo colaadda- waxa aan ka saamayn yarayn, haddii … Continued