Category: Warar

Home » Warar » Page 16
Baydhabo: Haween ku filnaaday nolosha carruurtooda oo agoon ah markii loo maal-galiyay ganacsi
Post

Baydhabo: Haween ku filnaaday nolosha carruurtooda oo agoon ah markii loo maal-galiyay ganacsi

by Jibril Osman (ERGO) – Wiilo Xasan Abuukar ayaa awoodday in ay dib ugu celisay saddex ka mid ah carruurteeda waxbarashada, Markii dukaan lagu iibiyo dharka, bagaashka iyo raashinka loo furay bishii Oktoobar ee sanadkan. Waxay isku gayn carruurteeda ka dhiibtaa $36 bil walba. Waxay sheegtay in aysan culays badan kala kulmin oo ay meheradda ka hesho...

Doomo fududeeyay isku socodka dadka ay fatahaaddu saameysay oo ka shaqo billaabay Afmadow
Post

Doomo fududeeyay isku socodka dadka ay fatahaaddu saameysay oo ka shaqo billaabay Afmadow

(ERGO) – Dadka deggan dagmada Afmadow oo xanibaad ay galiyeen biyaha ka dhasha roobka ayaa ka faa’iideysanaya saddex doon oo ay ka heleen maamulka dagmada, kuwaas oo u fududeeyay isku socodka. Doomahan oo shaqo billaabay 25 bishii Nofeemabar ayaa dadka ku qaada si bilaash ah. Waxay ku tagaan suuqyada, isbitaallada iyo waxbarashada. Helidda adeegyadan ayaa ku...

Muqdisho: Qoysas u badan beeraley ka soo hayaamay deegaannadooda oo ka cabanaya cunno xumo
Post

Muqdisho: Qoysas u badan beeraley ka soo hayaamay deegaannadooda oo ka cabanaya cunno xumo

Boqollaal qoys oo ka soo barakacay fatahaadaha webiga Shabeelle uu ka sameeyay Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray xeryaha barakaca ee degmooyinka Dayniile, Kaxda iyo deegaanka Garasbaaley billowgii bishaan December. Qoyska Leyla Culusow Xasan wuxuu ka mid yahay 65 qoys oo ahaa beeraley ka soo barakacay Xaafadda Aaytiro oo ku taalla degmada Afgooye. Waxay...

Post

Madaxweyne Deni oo aqbalay in doorashada Puntland lagu saleeyo nidaamkii xulista ee Odayo- dhaqmeedyada

Garowe (WDN)- Madaxweynaha Puntland Md Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad uu caawa u jeediyay bulshoweynta  Soomaaliyeed ee reer Puntland, xaflad casho oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan xubnaha kala duwan ee bulshada, ayuu ku sheegay in doorashada Puntland ay dhici doonto wakhtigeedii 8 Feb. isla markaana nidaamka doorashadu noqon doonto mid ku salaysan hab-dhaqankii...

Hargaysa: Qoysas danyar ah oo isku helay dib-u-dajin lacag bille loo siiyo iyo barashada xirfaddo
Post

Hargaysa: Qoysas danyar ah oo isku helay dib-u-dajin lacag bille loo siiyo iyo barashada xirfaddo

 by Jibril Osman Cigaal Xasan Dhimbiil iyo qoyskiisa oo 8 ah ayaa ka soo kabanaya xaalad nolol xumo, markii dowladda hoose ee Hargaysa ay u billowday bishii Ogoosto ee sanadkan $220 oo bille ah, taas oo ka caawisay helidda cunno ku filan arrad-tirka iyo waxbarashada carruurtiisa. Lacagtan ayuu ku mutaystay barashada xirfadda korontada. Wuxuu ka mid...

Dhadhaab: Nin qaxooti ah oo nolosha qoyskiisu ay isbaddeshay markii uu ku shaqo billaabay taksi uu si adag uu ku helay
Post

Dhadhaab: Nin qaxooti ah oo nolosha qoyskiisu ay isbaddeshay markii uu ku shaqo billaabay taksi uu si adag uu ku helay

by Jibril Osman Abuukar Maxamuud Cabdullaahi oo ku nool xerada Xagardheer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa isbadal dhanka nolosha ah u horseeday shaqo uu ku billaabay $0.2 oo looga kireyn jiray maalinkii gaari gacan uu ku xoogsan jiray. Abuukar ayaa maareynta nolosha qoyska ka soo billaabay gaari gacankaas oo uu ka iibsaday gaari taksi ah...