Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Warqad Furan oo ku Socota Baarlamaanka 11-aad

W.Q. Cabdullaahi Janno Mudanayaal iyo Marwooyin: Marka hore Ramadan Mubarak. Marka xigtana waxaan idiin rajeyn inuu Alle idinku guuleysiiyo xilka aad shacabka Soomaaliyeed ku matashaan. Ujeedkaygu ma ahan inaan wax cusub idiin sheego – ujeedkaygu waa xasuusin. Mudanayaal iyo Marwooyin, … Continued

MAAMULKA SOMALILAND SI SIMAN MA U SAAMI-SOORAA DEGMOOYINKA?

W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed Waxa maalmahan saaxadda siyaasadda ee Somaliland (SL) ka socota dood kulul oo ka aloosan qoondaynta lacageed ee ay qasnadda dawladda dhexe siiso dawladaha hoose. Su’aasha taagan baa ah: wasaaradda maaliyaddu si siman ma u saami-soortaa dawladaha … Continued

AFGEMBIGII WAHAABIYADA IYO KU XOOGSIGA DIINTA

W.Q:CabdiRaxmaan Cilmi Xaashi Kalabarkii qarnigii hore iyo bilowga qarnigan (miilaadiga) waxay wahaabiyadu ahayd dhaqdhaqaaqa ama mad-habta ugu firfircoon dunida islaamka. Wahaabiyadu kacaannadii aydiyoolajiyeed ayey u egyihiin xagga abaabulka, qallafsanaanta iyo iskukalsoonida. Waxay leeyihiin calaamado ay isku gartaan sida gar weyn, … Continued

Gorfeyn Buug: Labo Isma Saarin: Xusuus Reeb

Gorfeyntii: Dr Aweys Cumar Maxamuud Qoraha buugga: Xuseen Khaliif Xaaji JaamacDaabacadda: Ciid Publisher Safxadaha: 300Sanadka daabacaadda: 2021 Gorfeyta buugga Laba Isma Saarin, waxaan u kala qaadi doonaa seddax qodob. Marka koobaad, waxaan isku dayi doonaa inaan soo koobo sheekada buugga, inti … Continued

Doorka Luqadaha iyo Waxbarashada

“Ceel nin galay baa wax laga weydiiyaa”  Maah-maah Soomaaliyeed Waxaa bishii Febraayo 19keedii 2022 ka dhacay barta internetka ee loo yaqaan Zoom kulan ay ka soo qaybgaleen dad kala jooga qaarado kala duwan. Kulankaas ayaa mowduuciisu ahaa ” Doorka Luqadaha … Continued

HORTA YAA GOONI-GOOSATO AH: MA HARGEYSA MISE XAMAR?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Dhul aan ceel lahayn baan dhaankii u rarayaaAdna dhool guyaadiyo Dhibicdii ma haysideDhacar baad ku nooshahay”. Ereyadii abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) Heesta khadra Daahir iyo Saado Cali ay wada qaadan ee “Dhul aan ceel lahayn“, … Continued

Muhimadda Murashaxnimada Madaxweyne (Q.2aad)

W.Q. Ibrahim M Deeq Baal kale soo rog, murashaxnimada xilka weyn ee madaxweynenimo ee iyadoon la gaadhin durba mudanayaashii wax dooran lahaa la isku maandhaafsan yahay, waa mid ku habboon in si’ kor-xaadis ah loo muujiyo waajibaadka uu qofka booskan … Continued