Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

AF-SOOMAALIGU MA LEEYAHAY FAR-QORAAL RASMI AH?

“Af-Soomaaliga sida loo dhaho ayaa loo dhigaa”  Qaacidada qoraalka Af-Soomaaliga. W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Dawladda Federalka  ee Soomaaliya (DFS) waxay bishii Febraayo ee sannadkan 2022 magacawday Guddida Afka Soomaaliga, taasoo ahayd dhaqan soo taxnaa ilaa intii dawlad Soomaaliyeed dhalatay sannadkii … Continued

Xus iyo Xusuus: Maxamed Daahir Afrax

Mataantaadii Maana-faay W.Q. Saynab Daahir ‘Sharci’ Inan aannu qaraabo ahayn ayaa noogu timi magaaladaan ku negganaa.Waddanka Ivory Coast ee galbeedka Afrika ku yaal magaalamadaxdiisa Abidjan ayey kusocotay. Cidladay ku socoto ayaan ka naxay, anigoo isbidaya inaan ka nasiib badanahaymaadaama jaaliyad … Continued

DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 5AAD)

W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi 8 bilood ayaa ka soo wareegtay ilaa maalintaan dalkan Turkiga imi. Waxaan fadhiyaa beer cagaaran oo ku taala haro qurxoon. Waa goob magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga ka durugsan. Muddadii aan magaalada joogay si fiican ayaan … Continued

DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 4AAD)

W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Ilayn hawl loo dhaqaaqo dalbashada dal-ku-gal ayaa ugu dhib badan?  Dhaqdhaqaaqa bangigaaga na tus. Warqaddii  denbi la’aantu meeday? Xaggaa markaad tagto meeshaad ku degaysay, caddaynteedii meeday?  iyo waxyaabo la mid ah  ayaan maalmahanba ku mashquulsanaa . … Continued

Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan

Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxaa dhawaan bishan June 8-dii ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Ustaad/qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo ahaa saaxiib dhow ee WardheerNews, iyo shakhsi ku sifoobay wanaag, dad la dhaqan, aqoon, dadaal iyo waayo-aragnimo shacabka Soomaaliyeedna uga … Continued

Siciid Jaamac Xuseen: Magac iyo Meeqaan

W. Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Alle (SWT) ha u naxariisto Siciid Jaamac Xuseen. Geeridu naxdin bay leedahay, waa se xaq Alle oo waa lama-seegaan. Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo indheergarad ku xeeldheer oo hormood ku ah curinta sheekada gaaban iyo … Continued

DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 3AAD)

W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Aad baan ugu faraxsanahay inay faraxsan tahay oo caawa arooskeedii yahay. Ninkii ay dunida ugu jeclayd (anigaa is moodayey) ayay caawa la aqal galaysaa. Anigu arooska dibadda ayaan ka joogaa oo ma haysto kaadhkii casuumadda ee … Continued

DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 2AAD)

W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Markaan maqaaxida qaxwaha ka soo kacay, ayaan sida ambalaas dhaawac degdeg ah sida, dhanka  dukaanka saaxiibkay ugu tallaabo dheereeyay. Dadka i ag maraya, dhawaaqa ganacsatada inay alaabtooda iibsadeyaal u helaan doonaya, guuxa baabuurta iyo dumarka salladaha … Continued

Dhabtii Jacayl waa loo dhintaa (Qaybtii 1aad)

W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Caawa dareenka aan ku suganahay ma aha mid aan hore ula kulmay. Cagaha markaan    tallaabo  qaad is idhaahdo waxaad mooddaa in cag walba kiish ciid ah la  igaga xidhay. Sidii  qof tooray lala dhacay ayaan u … Continued