W/T. Bashiir Axmed Gardaad Hordhac Tixda hoos ku qoran danta laga leeyahay waa in dadka rajo la geliyo in dhibaatada COVID-19 oo ah mid baaxad weyn oo dhimasho iyo burbur wadata ay mar un dhammaandoonto, ayadoo benii aadamku kaashanaya taagerada Alle iyo maskaxdooda. KoronafayrasowKoofiyad weynowKaslaawe DaranowYaa ku keenay dunida? Kalacarar abuurowKaraahiyo la hubowKala reeb ma...
MILICSIGA SIIRADA (4): ASBAABTA GUUSHA IYO HORUMARKA NOLOSHA
W. Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii 4aad ee aan ku milicsanayno mabaadiida iyo qiyamka tiirarka uu uga dhigay Nebi Maxamed NNKH dhismaha “ummad” iyo “dawlad”. Waxay ku cad yihiin Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga NNKH, siiraduna si “camali” ah ayay u muujisay. Maantana aan milicsanno raacidda “Asbaabta guusha & horumarka nolosha”, oo ka mid...
15-ka May 1990: Maalintii Taladu Seegtay Madaxweyne Siyaad
W/Q. Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Waa bartamihii bishii May 1990 iyo Kulliyaddii Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda, jawiga subaxaasi waa uu ka duwan yahay kii maalmihii iyo bilihii la soo dhaafay, dareen ayaa jira, ardaydu labo-labo iyo saddex-saddex ayay si hoose ugu faqayaan, dhawr arday oo aanu fasalka wada dhiganaynay ayaa eheladoodii xabsiga loo dhaadhiciyay, waa...
Gabay: Sannahaabo
W/T Abwaan Xuseen Xalane Mudaaharaadyadii Xamar ka dhacayey bishan horraanteedi ee sawirada Madaxweynaha lagaga soo dejiyey meelahay saarraayeen, si u eg Taalladii Saddaam Xuseen, markaan arkey ayaan is idhi tolow affaray ma ka tirisaa? Marka Taallada Saddaam la dejinayey, waxaan joogey Ciraaq oo goobjoob baan ka ahaa, tanna Xamar ka socotana kama fogi. Baydadkan soo...
MILICSIGA SIIRADA (3): TALINTA IYO SARAYNTA SHARCIGA
W. Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii 3aad ee milicsiga Siirada Nebiga NNKH, innagoo mudnaanta siinayna mabaadiida iyo qiyamka uu Suubbanuhu NNKH ku dhisay “ummad” iyo “dawlad” sees u noqday xadaarad caalami ah. Waa mabaadii iyo qiyam ku cad Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga NNKH, siiraduna ay si “camali” ah u muujinayso. Maantana aan milicsanno...
Gurmad dal ma lagu dhisaa?
W/Q Adan Salaad (Badiic) ArarMajiro dal burbura ama dayacma kahor inta aysan dayacmin dadkiisu, dalalku waxey ku dhisan yihiin muwaadiniintooda, waxeyna ku burburaan dayaca dhankooda kaga yimaada. Waxaa jirta dood ay kusoo bandhigayaan Daron Acemoglu and James Robinson buuggooda -Maxey waddamadu u fashilmaan ( Why Nations Fail). Dooddaas oo ku salaysan in horumarka dalalku aysan xiriir...
Toban Qoddob oo Saldhig u Noqon Kara Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland
W/Q Dr. Khadar Jaamac Hordhac Soomaalidu waa dad wadaaga diin, diir iyo dalba. Waxayna ka mid yihiin dadka ku nool qaaradda Afrika. Waxay qalin-laydu ku daalaan kuna tiigaalaan isirka Soomaaligu meesha uu ku arooro, waase arrin gacmo daalis ah. Soomaalidu waxay soo mareen marxalado iyo waayo nololeed oo kala duwan. Wax badan sheekaan ku maqlay...
MILICSIGA SIIRADA (2): MAAMUL KU SOCDA TALO-WADAAG
W.Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii labaad ee milicsiga Siirada Nebiga NNKH, innagoo mudnaanta siinayna mabaadiida iyo qiyamka uu Suubbanuhu NNKH ku dhisay “ummad” iyo “dawlad” gundhig u noqday xadaarad caalami ah. Waa mabaadii iyo qiyam ku cad Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga NNKH, siiraduna ay si “camali” ah u muujinayso. Mabaadiidan waxaa ka mid...
Kulankii Qaasim iyo Kissinger!
Turjumaad: Maxamed Haaruun Galabnimo Jimce ah, oo ku beegneyd 8 Oktoober, 1976, waxaa ku kulmay New York (USA), laba wafti oo kala matalaayay dawladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka. Labada dhinac waxa kala hoggaaminaayay Henry Kissenger, Xoghayihii Arrimaha Debedda ee xilligii Madaxweyne Gerald Ford; iyo Xuseen Cabdulqaadir Qaasim, Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha, isla markaana xiligaas ahaa Sii...
Milicsiga Siirada 1: Dastuurkii Dawladda Madiina
W/Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Siirada Suubbanuhu Nabigii Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha ahaatee (NNKH), waa sooyaalka hawshii uu Nebigu NNKH qabtay muddadii uu rasuulka ahaa. Waxay ka bilaabataa markii loo waxyooday sannadkii 610, kelidiina uu isu taagay hawshii loo igmaday. Wuxuu dunida ka tegey 23 sanno ka dib, sannadkii 633 oo la oofsaday; isagoo dhisay...
