Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 26
Post

Macallin Cumar Abuukar: Xirfadle In Badan La Xusuusan Doono

W/Q Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Barqadii Jimcaha 29/05 ayaa Maxamed Siciid Eelaayoow, gool-hayihii Xidigaha Xaawa Taako, oo Baraawe jooga, ayaa madasha WhatsApp-ka ee saaxiibadu ku kulansanaayeen, dhawaanna uu sameeyay Cabdixakiin Ciise Geeddi Farayre, waxa uu soo dhigay tacsi: “Inaa Lilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaa geeriyooday Macallin Cumar”. Cabdiqaadir Godeey ayaa ku...

Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya – Ma Garnaqsi Baa Mise Waa Dib-u-heshiin?
Post

Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya – Ma Garnaqsi Baa Mise Waa Dib-u-heshiin?

Bishii May 18keedii 2020, ayaa madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixii, ku baaqay in uu qaddiyadda Soomaliland horgeyn doono maxkamadda adduunka ee loo yaqaan International Court of Justice (ICJ); haddii wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu ictiraafka Soomaliland ka soo bixi waayo. Madaxweyne Biixi wuxuu si kale u yidhi natiijada aan rabaa waa inay ka soo baxdaa wadahadalka,...

GORFAYNTA BUUGGA, “HOGGAAMIYE ISBADDEL HORSEEDA”
Post

GORFAYNTA BUUGGA, “HOGGAAMIYE ISBADDEL HORSEEDA”

Maxaa Soomaali Hoggaan Xumada Baday? Qoraha buugga: Siciid Cali Shire Gorfayntii: Cabdixakiim Diiriye “Raggii madaxdu ka xumaato waa marin habaabaane” Cismaan Yuusuf Keenadiid. Inta aan arkey qeexidda ugu kooban uguna habboon ee hoggaaminta laga bixiyey, waa tan uu doortay qoraa Siciid, taas oo hoggaaminta ku macneysey in ay tahay, “Hab hawlo dad badani qabanayaan loogu...

Dib Ma Isku Dhegeystay!
Post

Dib Ma Isku Dhegeystay!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “dumarka been baa lagu soo xero-galiyaa runna waa lagu dhaqaa”. Inkastoo ay fiicnaan lahayd marka horeba in run la isku guursado haddana waxay maahmaahdani inoo iftiiminaysaa in qoyska cusub aan looga maarmayn in run lagu dhaqo. Taa waxaa aad uga duwan siyaasiga Soomaaliyeed ee kursi doonka ah....

Post

Gama’diidna maynaga baxay!

W.Q. Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir)  Geeridu waa xaq, san-ku-neefle walbaa maro, mar bayse kadis kugu noqotaa ood ka naxdaa, oo murugo iyo tiiraanyo ku dhaxalsiisa, waa tay Soomaalidu horey u tiri: geeri aqoon bay kugu dishaa! Maanta subaxdii, waxaan ka warhelay in Ismaaciil Diiriye Gama’diid – oo ahaa wasiirkii degaanka iyo beeraha dowladda Puntland...

Post

Waa Kee Hannaanka Doorasho ee ku Habboon Baarlamanka Federalka Soomaaliya?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Bishii Abril 18dii 2020, ayey Fowsiya Yuusuf X. Aadan ku faafisay WardheerNews maqaal qaylo-dhaan xambaarsan oo ay kaga digtay cawaaqib xumada nidaamka doorashada ee baarlamanka Dawladda Federalka Soomaaliya (DFS) uu aqlabiyadda ku ansixiyey 28kii bishii Disember 2019. Nidaamkan la ansixiyey oo la yiraahdo hannaanka “aqlabiyadda hal-dheeriga ah” (single majority system), kaas...

Post

MAXAMED SIYAAD MA MAALIN KELIYA BAY TALO SEEGTAY MISE MAALMO?

W. Q. Xasan C. Madar Waxa aan akhriyey qoraalka Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ee ciwaankiisu yahay:  15-KA MAY 1990: MAALINTII TALADU SEEGTAY MADAXWEYNE SIYAAD (Wardheernews.com, 14 May, 2020). Waa qoraal wanaagsan, hab-qoraal hufan oo xiiso leh. Qoraagu waxa uu soo qaatay maalin ka mid ah maalmihii Maxamed Siyaad Barre taladu seegtay, taas oo u muuqata...

Post

17-kii sano ee Dib-u-yagleelka Dawladnimada Soomaaliya 2000-2017

W/Q Cabdi Faarax Siciid (Juxa) Carta, Djibouti 2000Toban sano oo kala haad ah kadib waxaa dib u bilaamay abaabul cusub oo Dawladnimo. Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa fidiyey gacan walaal oo gogol fidsan dhigay Magaalada Carta ee Djibouti 2000. Shir aad u balaaran oo waxgaradka iyo bulshada rayadka ah u badan, lagana ilaaliyey hogaamiye-kooxeedyada ayaa...

Post

MILICSIGA SIIRADA (5): KA DIGIDDA DILAYAASHA UMMADNIMADA IYO DAWLADNIMADA (KHUDBADDII SAGOOTINTA)

W. Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii 5aad uguna dambeysa taxanaha “Milicsiga Siirada Suubbanaha NNKH” ee aan ku milicsanayno mabaadiida iyo qiyamka tiirarka uu uga dhigay Nebi Maxamed NNKH dhismaha “ummadda” iyo “dawladnimada”. Mabaadiidani waa kuwo ku cad Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga NNKH, siiraduna si “camali” ah ay u muujisay. Haddii afartii qormo ee...

Post

FALANQAYNTA QASIIDADA “INTAY DHAGAX KU TUUREEN” (NNKH)

W.Q. Rooble Cabdi Muuse HORDHAC Qasiidadan magac ahaan loo yaqaan ama bulshada dhexdeeda kaga caan ah “Intay Dhagax Ku Tureen”, waxaa midhaheeda hal-abuuray abwaanka weyn ee Cabdi Aadan Xaad “Cabdi-Qays”, waxaana luuq aad u cajiib ah ku qaada Sheekh Cabdiraxmaan Dandaawi,  xagga laxanka layaabka leh ee qasiidada lagu qaadana waxaa saaray, mulaxanka weyn ee reer...