Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Dib-u-milicsi: “Bitcoin” muxuu yahay, sidee buu u shaqeeyaa?

W/Q Bare Sare Maxamad Dalmar Odhaahda Tifaftirka: Bitcoin oo ku soo biiray adeegisga lacagaha Adduunka muxuu yahay, muxuu kaga duwan yahay lacagta Hawada  (mobile money), qaabkee loo adeegsadaa, yaa ka dambeeya maareeynta iyo habsami u socodka Bitcoin, ama taageera xowliga … Continued

Tidcan: Tiirka Saddexaad ee Suugaanta

W.Q. Idiris M. Cali Sida uu tilmaamay Raage Ugaas Warfaa (1840-1880), hadalku, siiba qaybtiisa dhaxalgalka ah ee suugaanta ah, wuxuu u kala baxaa tix iyo tiraab. Waana kii gabay laga hayo hal meeris oo qudha ku soo daray, siday isla … Continued

Baroortu Orgiga ka weyn!

W/Q Qore: Ruqiyo Aw-Maxamed Faarax Maxaa muranka iyo khilaafka ka dhaliyay in gudniinka gabdhaha la joojiyo? Maxaase gudaha gabdhaha loogu mashquulsanyahay? Waxaa degaannada Puntland maalmahan ka socda khilaaf iyo colaad hawada la isku marinayo oo ka dhashay go’aan ay dawladda … Continued

Tani Khiyaano ka weyn!

W/Q Cabdi Faarax Siciid (Juxa) Waxaa soo baxaya xogo caddaynaya (UN reports) in dhallinyaro Soomaaliyeed oo si qarsoodi ah oo sharci darro ah tababar ciidan Ereteria loogu qaaday in loo adeegsaday dagaalkii Woqooyiga Ethiopia. Waxaa gebi ahaanba mugdi badani ku … Continued

Tiraab-curinta Toolmoon: Rooxaan (Sheeko Gaaban)

W.Q. Siciid jaamac Xuseen Arar Anigoo mar wax ka tilmaamaya quruxda, libinta, iyo liibaanta Af-Soomaaligu leeyahay ayaan qoray: “..inkastoo aynu niri Af-soomaaligu waa ereyo kooban yahay marka afaf kaloo badan la barbar dhigo, haddana rogrogga ereyga, is-qabadsiinta laba erey, qodobka … Continued

Rooble-hii lagu Raystay

W/Q: Hamdi Wardhere Hordhac Kadib markii 25-kii Julay 2020-ka uu guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday raysal wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaa durbadiiba soo if-baxay warar kaladuwan oo ay dadweynaha isla-dhexmarayeen, kuwaasoo kusaabsanaa … Continued

Maxamed Cabdi “Gandi”: Haldoor kaloo God u hoydey

WQ. Maxamed Daahir frax Geesiga Dhulkiisa Guusha u horseeda Geerida dishaay Geedkaa ha go’o! Xuseen Aw Faarax (AUN) Abwaankii waddaniga ahaa, Xuseen Aw Faarax Dubbad, ka mid ahaa aabbayaashii hal-abuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida, markuu ku muusoonayey erayada kor ku … Continued

Gorfeynta Buugga: Elmi’s Medical Encylopedia

Qoraha Buugga:  Dr. Leyth Guuleed  Cilmi  Gorfayntii: Dr. Yaasiin Maxamed Cabdi  Hordhac Dr. Leyth Guuleed Cilmi, waxa uu dhowaan qoray buug muhiim ah oo la magac-baxay Elmi’s Medical Encylopedia. Waa buug aan noociisa hore loogu arag maktabadaha iyo  fagaarayaasha bandhigyada buugaagta Soomaalida. Elmi’s … Continued

SYL Waxay u Baahan Tahay Taariikhyahanno Xaqsoor Leh

W. Q. Liibaan A. Axmad Maxamed Ciise Turunji ( Mohamed Trunji) waa sharci-yaqaan Soomaaliyeed oo qoray buugga  Somalia: The Untold History 1941-1969. Curiskani ma aha gorfeyn ku saabsan buugga; waa falcelis la xiriira wareysi laba qeybood ah oo  Turunji lala … Continued

Nidaamka Xisbiyada Puntland: Fursadaha iyo Caqabadaha

WQ/ Sakariye Axmad Maxamed Hordhac Tan iyo aasaaskii dawladnimada Puntland, dadka reer Puntland waxa ay ku taamayeen in ay iyagu yeeshaan go’aanka cidda metalaysa, iyaga oo ka duulaya Axdi-qarameedkii lagu aasaasay dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Axdi-qarameedkaasi oo qasab uga dhigayay … Continued

Noocyada Qurbojoogta Dalka Ku Soo Noqday

W.Q. Cabdullaahi M. Cawsey Hordhac Burburkii dalka iyo qaxii dhacay ka dib, dad badan oo Soomaali ah ayaa qaxooti ku noqday dacallada aduunka. Qaxootigii dacallada adduunka u qaxay, waxay noqdeen qurbojoog muddo dheer dalka ka maqan. Soddon sano ka dib … Continued