Category: Maqaallo.

Home » Maqaallo. » Page 3
Post

Dalmar: Taariikh Nololeedkii Ibraahim Ismaacii (Q. 3aad)

Turjumiddi/Tifatirkii: Boodhari Warsame Cutubka 3aad Guryonoqosho I Laas Qoray markii aan gaaray, ayaan go’aansaday in aan xeebta ku lugeeyo oo Cadcaddo iyo xigtadaydii deggananyd aado. Maalin gelinkeed markii aan sii socday, ayaan helay nin aan isku cid ahayn. Xoogaa timir ah ayuu i siiyay oo ii tilmaamay halkii aan reerkayagii ugu hagaagi lahaa. Duhurkii ayaan...

QARNIYADII ARGAGAXA: MA TAARIIKHDA AYAA DIB ISU QORAYSA MISE INNAGA AYAA KHALADKII DIB U SAMAYNAYNA?
Post

QARNIYADII ARGAGAXA: MA TAARIIKHDA AYAA DIB ISU QORAYSA MISE INNAGA AYAA KHALADKII DIB U SAMAYNAYNA?

W.Q. Burhaan Cali Laga soo bilaabo faragelintii uu Midawgii Soofiyeeti sida toos ah ugu sameeyey waddanka Afqaanistaan dhammaadkii toddobaatanaadkii, dunida islaamku waxay gashay jawi siyaasadeed oo wax badan ka beddalan jawigii horay loogu yaqaannay. Isla sanadahaas waxaa Iran ka curatay dawlad loogu wanqalay ISLAAMI. Boqortooyooyinka khaliijka oo ay garabsiinayaan reer galbeedku waxay garab istaageen jabhadihii...

Taxanaha Aadan Makina: Maandeeq Weli Mey Dhimman
Post

Taxanaha Aadan Makina: Maandeeq Weli Mey Dhimman

W/Q Adan Makina Dhurwaaga ama waraabuhu waa bahal xeelad badan. Inkastoo inta badan uu ku noolyahay waxa xayawaanaadka kale ay dilaan sida libaaxa, haramcadka, iyo shabeelka, dhurwaagu sidiisaba waa bakhti-quute. Ayadoo ay sidaas tahay, ayuu haddana ku xeeldheeryahay weerarka iyo khayaanada uu kula kaco xayawaanka kale ee aan is difaaci karin sida geella, lo’da, iyo...

DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil
Post

DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil

Qore: Ibraahin Ismaaciil iyo Eugène Gaspard Marin   [1]Tifatire (English): Dr. Richard Panchurst Tifaftire (Somaali): Boodhari Warsame Sebtember 23, 2013   Hordhac Waxa aan xusuusannaa taxane taariikh-nololeed ah oo aan hadda ka hor la wadaagay akristeyaasha wardheernews.com (Mahadhadii Maxammad Nuur). Waxa aan filayaa in waxyaalo badani nooga kordheen oo ay ka mid ahayd xogtii ku...

Joe Biden-na ma Midgaan baa?
Post

Joe Biden-na ma Midgaan baa?

WQ: Ibraahim G. Sharmaarke Murbeedka Murtidu wuxuu la da’yahay murtida lafteeda. Sida tuugaysiga kale ee la wada yaqaanno, falkani wuxuu ku qotomaa doonista mamman ee ama ha dhaco ama ha xadee qofka ku xambaarta in uu inta xaf-gooyo xeradiisa ku shubto xoolo aanu isagu tabcan. Laga soo billaabo maalmihii ay joogeen tiirriyadii jaajaalennimada ee reer...

Gadaangad (Maanso)
Post

Gadaangad (Maanso)

W.T. Faarax Cali Gammuute Arar Wax la yidhi, rag lays ku tiriyo ayay ka sebaanba ahaayeen. Wayse ahaan jirtaye, midkood baa loo gawaamay.’Lagu ma dhaamee, dhaqaaq’ baa lagu yidhi. Cagtaa laga gujiyay. Damac baa hor booday. Gacantuu u haadiyay.Isna yidhi bal soo haabo. Raggay isku lugta ahaayeen ayuu u ged baxay. Guuxiisii ayuu u sheegtay....

YAA, MA SIDAASAA  !!
Post

YAA, MA SIDAASAA !!

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Herr ‘K’.. mudane ‘K’ waa nin Jarman ah oo magaciisa xarafkii ugu horreeyay laga soo qaaday, innaguna sidaas ayaynu ugu yeeri doonnaa. ‘K’ waa afartan jir dherer iyo lafba u dhammaystiran.  Shan iyo labaatan sannadood, ayaa ugu dambaysay maalintii uu jaamacadda Dresden ka baxay, isagoo cilmiga falsafadda shahaadad sare ku qaatay....

PUNTLAND: HADDA IYO DAN
Post

PUNTLAND: HADDA IYO DAN

Qore: Axmad Cabbas (Gacma-Gaab) Arar Jiritaanka dawladda Puntland wuxuu kowsaday 1dii Julay 1998, taasoo ku beegan maalinti la ansixiyay Axdigi Ku-Meel-Gaarka ahaa. Sidaas awgeed,  sannadka 2013 Puntland waxay jirstay 15 sano. Puntland waxay ballaysintay guul la mahadiyay. Hor iyo horraan waxay soo afjartay haggaaminti jabhadahi ka talinayay geyiga Puntland (SSDF, USP iyo SDU). Hannaanka maamul...

Taxanaha Aadan Makina: Farta Lee Iigu Fiiq Aan Soo Jabsadee!
Post

Taxanaha Aadan Makina: Farta Lee Iigu Fiiq Aan Soo Jabsadee!

Waagii hore xafladuhu wey iska yaraayeen oo meelaha dhallinta ay ka qaraaban jireen waxaa kamid ahaa goobaha lagu sheego muraad ama sab sida aroosyada, xusaska, wanqalka, Qur’aan akhriska, iyo guud ahaanba ducooyinka kala geddisan sida kuwa loo dhigo qof bukaan ah ama mid faataxada loo maraayo si uu hadafkiisa ugaaro ama cudur muddo lala tacaalayey...