Wednesday, May 15, 2024
Wardheer News

Ciid Mubaarak: Ciidul Adxa

Ciid Al Adxa Al Mubaarak. Bahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan … Continued

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo iscasilay

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdirissaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in uu dhammaanba xilalkii uu ka hayay Somaliland iska casilay. Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada ay colaaddu ka taagantahay ee Laascaanood ayaa horey u sheegay … Continued