Category: Warar

Home » Warar » Page 6
Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samabixinta oo yeeshay wadatashi lagaga arinsanayo xaaladda Dalka
Post

Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samabixinta oo yeeshay wadatashi lagaga arinsanayo xaaladda Dalka

Nayrobi (WDN)- Shir wada-tashi oo ay magaalada Nairobi isugu yimaadeen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta, ayaa lagu sheegay in la dhiso Golaha Mustaqbalka dalka ,islamarkaana shir ay isugu yimaadan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si looga arinsado caqabadaha dalka soo foodsaaray. Warsaxafadeedka oo soo gaadhay WardheerNews ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

Muruq-maalka Hargaysa oo wajahaya shaqo xumo saamaysay noloshooda
Post

Muruq-maalka Hargaysa oo wajahaya shaqo xumo saamaysay noloshooda

(ERGO) – Nolol xumo ayaa soo wajahday qoysaska ragga muruq maalka ah ee ka shaqeeya dhismayaasha guryaha ee magaalada Hargeysa. Arrintan ayaa timid markii shirkadaha dhismaha iyo injineerradooda ay samaysteen shaqaale gaar ah oo ay u yeertaan marka ay u baahdaan cid hawl u qabata. Cabdi Nuur Faarax wuxuu subax kasta u kallahaa baqaarradda lagu gado...

Muruq-maalka Mudug oo wajahaya nolol xumo ka dhalatay shaqo la’aan haysa
Post

Muruq-maalka Mudug oo wajahaya nolol xumo ka dhalatay shaqo la’aan haysa

(ERGO) – Ku dhawaad 100 xoogsatada dhagaxa ee deegaanka Ceel-aqwaan ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa ka cabanaya shaqo la’aan iyo dhaqaale xumo soo wajahday. Waxay sheegeen in ay dabari la’yihiin cunnada, biyaha iyo kirada qoysaskooda. Xaaladaan oo ay wajahayaan labadii bil ee ugu danbaysay ayay u sababeeyeen suuq xumo guud oo jiilaalka ka dhalatay iyo in...

WardheerNews oo Khadka ku Soo Laabatay: Tayo iyo dardar Cusub
Post

WardheerNews oo Khadka ku Soo Laabatay: Tayo iyo dardar Cusub

W/Q Bahda Tifaftirka WardheerNews Waxaan aad ugu faraxsanahay inaanu la socodsiino  akhiristayasha  qiimaha leh ee WardheerNews.com in ay si rasmi ah dib ugu soo laabatay khadka hawada, ka dib markii ay cillad farsamo la soo daristay.  Ciladdaasi lama filaanka ah oo sababtay in WardheerNews hawada ka baxdo, taasi oo hadda la xaliyay. Akhristayaasheena qiimaha leh...

Bari: Muruq-maalka Boosaaso oo wajahay shaqo xumo sababtay cunno yari
Post

Bari: Muruq-maalka Boosaaso oo wajahay shaqo xumo sababtay cunno yari

(ERGO) – In ka badan 300 oo xoogsato ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa wajahaya shaqo la’aan keentay in qoysaaskooda ay dabka shidan waayaan. Waxaa ka mid Mowliid Axmed Cabdi oo cunno u la’ qoyskiisa 23 qof ah. Arrintan ayaa ka dhalatay tirada sii kordhaysa ee gaadiidka tagaasida iyo wiish-shaash casri ah oo horseeday in...

Wadahadalladii Villa Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Burbur ku Dhamaaday
Post

Wadahadalladii Villa Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Burbur ku Dhamaaday

Muqdisho (WDN)- War hordhac oo naga soo gaadhay Wadatashigii u dhaxeeyey Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo Mucaaradka Madasha Samato Bixinta oo ka dhacay Villa Somalia, ayaa la sheegay in la isku af garan waayay, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku adkeystay in Doorashada Qof iyo Cod aanu ka laaban doonin. Mucaaradka ayaa la sheegayaa...

Dadkii ka barkacay Baled Xaawo oo soo noqonaya, xili ay wali magaaladu ku jirto waji collaad
Post

Dadkii ka barkacay Baled Xaawo oo soo noqonaya, xili ay wali magaaladu ku jirto waji collaad

Kismaayo (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baled Xaawo ee gobolka Gedo, oo dhawaan ay ka dhaceen iska-horimaadyo sababay dhimasho, dhaawac iyo barkac badan, ayaa la sheegayaa in dadkii barkacay ay bilaabeen in ay dib ugu soo noqdaan magaalada. Dagaalada ka dhacay Baled Xaawo ayaa u dhaxeeyey ciidamo laga keenay Muqdisho oo ay soo abaabushay...

Dawlad Goboleedkii 6-aad ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Lagu Dhisay Laascaanood – Waqooyibari Soomaaliya
Post

Dawlad Goboleedkii 6-aad ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Lagu Dhisay Laascaanood – Waqooyibari Soomaaliya

Laascaanood (WDN)- Waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool usbuucyadii u dambeeyay ka socday shir lagu dhammaystirayo maamulka SSC-Maakhir, iyada oo lagu midaynayo gobollada Maakhir iyo Khaatumo. Shirkan muddada soo jiitamayay ayaa guul ku soo dhammaaday 30 Julaay, 2025, waxaana maamulka cusub ee ku soo biiray maamullada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya. Maamulkaasi ayaa loo...

War-saxaafadeed: Waxgaradka Beesha Geri: Canbaareyn Caddaalad Darrada ka Jirta Ismaamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida
Post

War-saxaafadeed: Waxgaradka Beesha Geri: Canbaareyn Caddaalad Darrada ka Jirta Ismaamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida

Shir ay yeesheen waxgaradka Beesha Geri ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), oo matalaya dhammaan deegaanada Doolo, Daakhato iyo Faafan, waxay kaga wada tashadeen xaaladda guud ee Deegaanka Soomaalida, iyo qorshaha ku aaddan degmooyinka iyo ismaamul magaalooyinka cusub ee ay Xukuumadda Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar soo jeedisay, lagana ansixiyay Golaha Baarlamaanka DDS Julay 26, 2025.  Haddaba...