Nayrobi (WDN)- Shir wada-tashi oo ay magaalada Nairobi isugu yimaadeen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta, ayaa lagu sheegay in la dhiso Golaha Mustaqbalka dalka ,islamarkaana shir ay isugu yimaadan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si looga arinsado caqabadaha dalka soo foodsaaray. Warsaxafadeedka oo soo gaadhay WardheerNews ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

