Monday, April 29, 2024
Wardheer News

Dab qabsaday Suuqa weyn ee magaalada Tog-Wajaale

Tog-wajaale (WDN)- Waxa uu dab qabsaday caawa Suuqa weyn ee magaalada ganacsiga ee Tog-Wajaale, ee ku taala xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliland. Dabkaa ayaa la sheegay in uu bilaabmay abaara 7:30 fiidnimo,  ilaa caawana uu  wali socdo islamarkaana uu sii fidayo, … Continued

Abwaan Jaamac Kadiye Oo Lagu Aasay Magaalada Gambadhe

Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo maalintii shalay ku geeriyooday duqaymo la sheegay in ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laas Caanood, ayaa maanta lagu aasay magaalada Gambadhe ee gobolka Sool. Abwaanka oo ka mid ahaa halabuurka Soomaalida siiba dhinaca gabayga ragga … Continued