Bahda Tifaftirka WardheerNews waxay ugu hambalyaynayaan munaasibadda Ciidul Fitri, dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan Eebbe ka baryaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.
Ciid Wanaagsan
Bahda WardheerNews
