W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi”Gadhweyne” Marka hore Qoraalkan kooban waxa aynu ku eegaynaa mushkiladda qabyaaladda iyo sida ay liddiga ugu tahay qarannimada. Liddinnimada lafteeda doodi ka ma madhna oo waxa jira dad u arka in aan qabiilku ka horjeedin ama aanu xataa saamayn taban ku lahayn qarannimada. Waxa ay yidhaahdaan”qabiilku ma xuma ee waxaa xumi waa...
Laanta Laaluushka Soomaaliya
W.Q. Aadam Cabdiraxmaan (Zaki) Sannad ku dhawaad ayay ku jireen xabsi ku yaalla Liibiya. Waxaa loo haystay inay dalkaas ku soo galeen sharci darro, doonayeenna inay uga sii tahriibaan Yurub. Maraanmar badan ka dib qoysaskoodii waxaa lagu qanciyay in la keeno Baasaabooro ay kaga dhoofaan Liibiya si loogu celiyo Soomaaliya. Ehelladii ayaa dadaal u galay...
BANDHIG-DHAQAMEEDKA TODDOBADKA SOOMAALIYEED ( Somali Week Festival-2015)
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen GUDO iyo DIBED, Soomaalida ku nooli muran kama keento in ‘Bandhig-Dhaqameedka Soomaaliyeed ee sannad walba lagu qabto LONDON uu yahay muraayadda ugu iftiinka iyo ilayska weyn ee dadka Soomaaliyeed ka arkaan sawirkooda. Mid laab-doojin leh, lagu diirsado, lagu faano oo lala shir tago adduunka. MAXAA UGU WACAN? Laba arrimood ayaa barnaamijkaasi ku dadaalaa, oo...
“Restroom” ma qolka raaxadaa mise waa kan rafaadka?
W.Q Maxamad Dalmar “Restroom” ama “comfortroom” waa eray lagu afgobaadsanayo oo loola jeedo musqul ama suuli dad ka dhexeeya. Waana yahay suuligu meel lagu nafiso hadduu habeysan yahay. Ha ila yaabina. Sheekadaan waxaan ku keenay, ayaan dhexdaas ah anigoo akhrisanaya mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaaladaan Ottawa ee Kanada ayaa isheydu ku...
Haruub Daatay Caanaha….
W.Q. Aadam Cabdiraxmaan (Zaki) Taariikhdu waxay leedahay Laba albaab oo kaliya. Mid kugu haga iftiin sida Dayax 15naad ah iyo mid mugdi iyo meel daran ku idlaada. Kurayga kabaha caseeyaa , dawoowinka uu adeegsado markuu dhuxul iyo dhacaanno kale ku walaaqo, Islaanta caanaha keentaana ay barkood biyo ka dhigto ama booraha gasacadaha ku jiray qooshto....
TALO SOOMAALIYA AAN KALA DAADIN: TALO SHARCI KU DHISAN
W/Q: Aqoonyanno Madaxbannaan (AM) I. ARAR Soomaaliya waxay maanta ku jirtaa wakhtigii ay caanka ku noqotay waayadan dambe ee astaanta u ahaa walwal iyo jahwareer siyaasadeed oo soo if-bixi jiray xilliga kala guurka labo talis siyaasadeed. Bishii Setembar 2012, Shacabka Soomaaliyeed wuxuu isku raacay dastuur KMG, dalkana waxaa ka taabbagalay talis ama xukun dowlad rasmi...
Dayow Iyo Dawlad La’aan
W.Q. Axmad S. Aw-Muse Waxaa looma qaateen ah labo Soomaali ah ee kulmay ineeyan, ugu horrayn, wax iska weydiin Nabad. “nabad ma sheegtay?, Sow nabad maaha? ma nabdoon tihiin.?” Waa su’aaloo waagi beryaba dhegaheenna ku dhaca. Dayaca ugu badan ee ina daashadeyna waa dhiillo iyo xasilloni darro laga lug bixi la’yahay. Waa maxay sababtu? Xagge...
HIIL IYO HOO
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Hiil iyo Hoo waa laba arrimood oo dhaqanka ummadda Soomaaliyeed meel sare kaga jira, qofkii ku sifoobaana uu qaddarin iyo qiimo weyn bulshadiisa ka helayo. Dabeecadaha iyo nolosha qalafsan ee reer guuraanimada ay colaadda iyo baahida joogtada ahi salka u yihiin ayaa sababay muhimadda is taageeridda iyo is taakulaynta inta dhiig...
Dardaaran ka yimi Carafa oo Soomaalida ku socda
W/Q Siciid Ow Faarax Subxaana Allaah, wuquufka Carafo markaad taagantahay, waxaad xasuusanaysaa dhimashada, qofkasta oo inaga mida sugaysa oo aad sawiranaysaa, waxaa markiiba kugu dhalanaysa sida dhimashadu kuugu dhowdahay, dharka qofka la aasayo loo xiro oo kale ayaad xirantahay, waxaa kugu soo degdegaysa maxaa muhiim ah ood qaban lahayd intaadan dhiman ka hor, bandhig maqal...
ISTUNKA AFGOOYE
W.Q. Cabdulahi Axmed (Soomaaliyow) Odhaahda Tifatirka: Istunka Afgooye waa cutub ka mid ah Buugga Ciyaaraha Hiddhaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed , oo uu qoray Cabdullaahi Axmed (Soomaaliyow). Waa buug xiiso badan oo lagu soo koobay ciyaaro dhaqmeedka ay dadka Soomaaliyeed hiddha u leeyihiin. ——————————- Istunka waxa uu caan ka yahay magaalada Afgooye oo ku taala duleedka...






