Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 60
Burburkii Soomaaliya
Post

Burburkii Soomaaliya

W.Q. Maxamed Hiirad Waxa keli ah ee dadka Soomaaliyeed isku wada raacsanyihiin waa in Soomaaliya burburtay. Laakiin, waxaanay weli is weydiin su’aalahan soo socda:- 1– Maxaa burburkaa Soomaalidu ku weydey? 2 – Dhibaatadaa dadka iyo dalka ku dhacday, cid farta lagu fiiqi karo oo dembiile ah ma la garanayaa? 3 – Burburintii, 25 sanno ka...

Sahankii Richard Burton ee Afrikada Bari: Cutubka 3- Tamashlihii Agagaarka Saylac
Post

Sahankii Richard Burton ee Afrikada Bari: Cutubka 3- Tamashlihii Agagaarka Saylac

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Sagaalkii Nofeembar ayaannu go’aansannay in aan booqanno jasiiradda Sacaadadiin, waa midda wayn laba jaamood oo dhul gooni u go’an oo qiyaas ahaan laba mayl magaalada dhanka waqooyiga ka xiga. Hal saac oo shiraacasho xooggan ah ayaannu ku gaarnay meeshii aannu u soconnay.Waxaan sii dhex marnay jiq geedgaab ah oo ay...

Afar Iyo Bar ( Falcelin)
Post

Afar Iyo Bar ( Falcelin)

W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays “Wacays, maxaa ku helay? Maxaad sugi?” buu igaga nixiyey mid ka mid ah la-taliyeyaasha madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle. “Dee Wacays, Af jooga looma adeego e, su’aashii aad beryahan nagu wareerisey, sowdigan maanta madaxweynihii aad is hor fadhidaan, maad haatanba si toos ah isaga u weydiisid?” buu sii raaciyey cod...

Raadraaca Dhugga
Post

Raadraaca Dhugga

W.Q. Maxamed H. Faarax Arar Iskuday badan ayaan sameeyey si aan u helo eray ku haboon ama u dhigma waxa loo yaqaan afka ingriiska ”consciousness”. Helida eray ama erayo af soomaali ah oo qeexid dhammaystiran leh waa arrin aan fududeyn. Taas waxaa loo sababayn karaa in Af Soomaaligu ereybixin ballaaran uusan ku lahayn sayniska iyo...

Dhaqan iyo Dhalasho Lumay (Maanso)
Post

Dhaqan iyo Dhalasho Lumay (Maanso)

W.T. Maxamed Hiirad Maansadan waxaan kaga sheekaynayaa dadka Soomaaliyeed meesha xaaladdoodu maanta marayso. Dawlad iyo qaranimo ma jirto. Dhaqan iyo xishood ma jiro. Xigto iyo ixtiraamkeed ma jiro. Sidaasaa lagu wada heshiiyey. Gabagabdii waa quus. Waxaanse ku faraxsanahay in aanan wax badan sii joogi doonin. Waxaan ahay nin dhowriyo toban Da’du boqol ka dhimantahay Dhaayaha araggu...

Soomaaliya: Shalay, Berri iyo…?
Post

Soomaaliya: Shalay, Berri iyo…?

W.Q. Axmed S. Aw-Muse Arar: Dhacdooyinka adduunku waa kuwo inta badan isku raadjooga oo, cid kastaa gacanta hakula jirtee, leh asbaab xiriirisa waaya-aragnimona laga kororsan karo. Majaxaabadii kacdoonka wadaadkii Khomeyni la helay boqortooyadii Faaris 1979, filan waagii iyo argagaxii reer galbeedka iyo tabaabushihii, isla sanadkaa dabayaaqadiisa, Midawgii Soofiyeet ku ku soo galay Afgaanistaan ayaa ah,...

Post

Sahankii Richard Burton ee Afrikada Bari Cutubka II Nolosha Saylac

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Kugu daalin maayo gacaliye L[umsdenoow] faallada 26 maalmood oo aan wax la sheegaa dhicin, isu wada eg, oo aan wax xiise ah lahayn. Maalmo hurdo, beeb nuugid iyo qaxweysi Saylac la isku dhaafshay uun iska dheh. Intii waddo lagu safro la sii raadinayay, dalmariyeyaal ayaa la sii xulay, awr gaadiid...

SAHANKII RICHARD BURTON EE AFRIKADA BARI
Post

SAHANKII RICHARD BURTON EE AFRIKADA BARI

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Hordhac Akristeyaasha sharfanoow, waxa hortiinna yaal ee aan idin la wadaagayaa waa iskudayga tarjumid buug caan ah oo qoraa caan ahi ka qoray socdaal sahan ahaa oo uu sannadkii 1854tii ku maray inta u dhexaysa Berbera ilaa Harar, isaga oo waagaa xagga Badda Cas (Cadan) uga soo tallaabay carriga Soomaaliyeed....

Sheeko Gaaban: Baafin
Post

Sheeko Gaaban: Baafin

Qore: Cabdullaahi Janno Inkastoo ay dadku ka harsadeen kulka iyo huurka qorraxda, Duq Samawado waxay u soo luudday dhankii xafiiska Bisha Cas ee ku dhex yiillay xeradii barakacayaasha. Ul ayay ku tukubeysay. Xafiiskii ayay soo gashay. Waxay ku daba feeshay gabar qiyaastii aheyd labaatan jir oo aabbaheed baafineysay. Ducaale oo ahaa shaqaalihii xafiiska Baafinta ayaa...

Post

Gaalkacyo iyo ayaameheeda: Qeybta I

W/Q Sh. Axmed Cabdisamad Hordhac Gaalkacyo waa xarunta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, waxayna isku xirtaa Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur; sidaa darteed waa magaalo ganacsi oo ay maraan dadka iyo badeecooyinka u kala gooshaya qaybaha dalka. Gobolka Mudug wuxuu hadda ka koobanyahay shan degmo oo kala ah: Gaalkacyo, Jirriiban, Hobyo, Xarardheere iyo Galdogob,...