Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 59
HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA!
Post

HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA!

W.Q. Cabdirisaaq Baraag Qormadaydani waxa ay leedahay labo ujeeddo oo kala ah, kow: in aan soo dhaweeyo af aqoonka Dr. Georgi Kapchits oo wax ka yiri qormo aan dhawaan qoray oo cinwaankeedu ahaa ‘Ayax Tag Eel na Reeb’. Waxa uu uga jawaabay qormo uu u bixiyay ‘Gacan Gadaal ka Baqaysa Geed ma Goyso’. Labo: inaan...

Post

Dareen: Jawaab

W/Q Maxamuud Cali Geeldoon Waxaan aqriyey maqaalka Dareen ee uu Siciid Jaamac ka qoray guushii lama-illaawaanka ahayd ee uu Maxamed Faarax (Mo Farah) kasoo hooyey ciyaarihii Olympics-ka ee kal afraadkii lagu qabtay London. Si aad u qurxoon ayuu aqristayaasha ula qeybsaday Siciid dareenkii saaqay muddadii beratanku socday. Haddaba, bal anna tan aan ku darsado. Goor...

Post

Gorfeyn Buug: “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”

Diyaariyei: Maxamed Xasan “Alto” Fallanqayn iyo Wareysi kooban Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka iyo maahmaahooyinka Soomaaliyeed, Dr Georgi Kapchits oo u dhashay dalka...

Post

Midaynta iyo Horumarinta Af Soomaaliga

W/Q Cabdalla Mansuur Kaddib markii loo kala qaxay dalal afafkoodu kala duwan yihiin, waxaa la dareemay ahmiyadda uu leeyahay afka hooyo iyo qoraalkiisuba. Gaar ahaan xagga qoraalka, afku wuxuu noqday midka keliya ee laysku afgaran karo. Arintan ayaana keentay in ay sare u kacdo danaynta afka hooyo iyo in adeegsigiisa la badsado. Soomaalidii uu faranjigu...

SILSILADDII XAYDHA
Post

SILSILADDII XAYDHA

Qalinkii: Shaafici Qaasim Nuur “Meeshaan hannaan gobannimo iyo, hadiyad eegaayey Haf miyaad la tidhi xaydh sidaad, haan ku dhayanayso ” ***** ***** ***** ***** ***** “Hayin iyo markaad subag heshaan, Hawd kusoo mariyey Ea aad laba gadiid ka hirqataad, honono’aysaaye” Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare. Raggii...

Post

Sahankii Richard Burton ee Afrikada Bari

Cutubka 4aad Soomaalida, Sinjigeeda iyo Dabeecadaheeda Gaarka ah Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Inta aanan Saylac ka huleelin, waa in aanan moogaan in aan sharraxaad kooban ka bixiyo dadka deggan iyo Soomaalida yaabka leh ee ku hareeraysan. Bariga Afrika, sida Caraabiya ayaa waxaa laga helaa dad isugu jira saddex sinjiyadood. 1. Ab’ogaa, sida Neegarro, Bushman,...

Post

Gacan Gadaal ka Baqaysaa Geed Ma Goyso!

W.Q. Dr.Georgi Kapchits Waxaan aad ugu faraxsanahay in qayb kasta oo ka mid ah murtida Soomaaliyeed ay weli nooshahay soona jiidato dhallinyarada. Haddii wax laga taataabto maqaalka la yidhaahdo “Ayax teg, eelna reeb” ee uu qoray Cabdirisaaq Baraag, waxay ila tahay inuu mudan yahay in faallo kooban laga bixiyo. Marka ugu horreysa, waxaan raalli ka ahay...

AYAX TAG EELNA REEB!– Cigaal Caymo
Post

AYAX TAG EELNA REEB!– Cigaal Caymo

Qore: Cabdirisaaq Baraag Ujeeddooyinka qormadaydani waa labo. Waa midda kowaad oo ah in aan kala saaro labo qaybood oo suugaanta Soomaalida ka mid ah. Waa ‘xig’ iyo ‘maahmaah’. Iyo midda labaad oo ah waxii igu dhaliyey. qormadan. QOUTE: is a saying of certain person. Example: ‘a man is not finished when he is defeated, he...

Post

TROMSO: Waqooyi Meeshii Iigu Fogayd

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Noloshayda konton sano ayaan xeeb-joog ahaa.   Badda Cas, Gacanka Cadmeed,  iyo Badweyntaa Hindiya ayaan ka dhaxeeyay. Magaalooyinka Cadan, Muqdisho, Berbera iyo Jibuuti ayaa i qaybsaday. Xagaayo inta lagu yaqaan ka dheer, ayaa magaalooyinkaas igu soo maray. Qorrax kulayl iyo cusbo jawiga dhaamisa ayaa isu kay barkaday. Waan soolmay oo dhidid iyo...

Dareen
Post

Dareen

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Waa Cayaarihii Olambigga 2012. Boqortooyada Midaysan ayaa marti loo yahay. Degmada lagu qabanayaa waa Stratford, Bariga London. Dawladdu kharash malaayiin gini ah ayay gelisay, si nabad iyo habsami ay dhacdooyinka tartanku ugu qabsoomaan. Wax kale kuma garatid ee magaalo cusub ayaa meesha laga dhisay. Xilliguna waa Xagaa. Waa marka quruxdu ay...