W/Q: Maxamed Faarax Magaalada Addis Ababa xilliga qaboobaha aad bay u jawi macaan tahay. Roob gabaxle ah ayaa ka da’a, waqtiga intiisa kalena darruuro ayaa cirka buuxdhaafiya. Dhirta iyo dhismayaasha, dhirtaa badan. Waa ildoogsi aan la qiyaasi karin, oo uu qalbigu ugu xasilayo qof ka yimi dhul dhirtii laga xaalufiyey. Laakiin jawigaa deggan waxaa sharaf...
SILSILADDII XAYDHA (Hormadii 3aad)
W.Q. Shaafici Qaasim Nuur Mugga sow silsiladdii halkaa haka socoto maaha, sow nin waliba tarkii haka gar-naqo maaha, oo weliba gabay hasoo adeegsado maaha. Sidaynu soo aragnay ninkii ugu horreeyey ee arrinka xaydha ka garnaqay wuxuu ahaa Maxamed Nuur oo “Huube” loo yiqiin, sidoo kale Diiriye Aw Guuleed Warsame waatuu cagidiiba hadal ka keenay hannaankii...
Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika
Cutubka 6aad Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame KURAHA SAYLAC ILAA BANCAWSEEDKA MARAR Hadda ayaan gacaliye L[umsdenow] ka baxay aagga hore ee gubanta si aan ugu baxo oogadada, waa halka ay ku soo ekaadaan silsiladda burralayda Itoobiya ee marka ay ka kacaan Tajorre dabadeed qoolaab u hareereeyaan marsada Saylac, markaana Hargeysa kaga soo dhaca xagga silsiladda...
Yasiin Toojle (Q. 1aad)
W.Q. Guuleed Cismaan Cigaal Ilaahay baa ku abuurtay. Qof aan la garanayn baa weedhaas khad guduud ah ku qoray dhinaca doonta yar oo dabayshu afgambisay maalin ka hor. Dadkii doontaas fuulay Yasiin kaligiis baa ka badbaaday in uu ku dhinto badda u dhexeysa Waqooyiga Liibiya iyo Koofurta Talyaaniga. Saacado badan buu Yasiin ku dhegganaa alwaax...
DARYEEL LA’AANTA DEEGAANKA MUQDISHO
W/Q Faysal Cabdi Rooble Hordhac Bishii Abriil 2016, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar labaad ballan qaaday in uu dar dar cusub gelinayo daryeelka caafimaadka ummadda Soomaaliyeed. Waa arrin macquul ah in la soo hadal qaado xilli uu meel fiican marayo geeddi socodka loogu jiro soo celinta dawladdii Soomaaliya. Hase yeeshee, natiijo wax ku ool...
Murugo (Gabay Tahriibka Ka Hadlaya)
W.T. Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ( Xiiray ) Gabaygan la magacbaxay Murugo wuxuu soo baxay 17/04/2016, waxaanu ka hadlayaa masiibadii badda ku heleeshay dhalinyarada tirada badan ee Soomaaliyeed iyo sida aanay u muuqan cid wax ka qabanaysa dhibaatada tahriibka oo sannad walba Soomaali badani naftooda ku waayaan. 1. Musiibada adduun way dhacdaa maalin iyo layle 2....
SILSILADDII XAYDHA (Hormadii 2aad)
W.Q. Shaafici Qaasim Nuur Akhristeyaal aan idiin soo koobo, idinna xasuusiyo qaybtii hore ee qoraalkane, waatey ahayd afartameeyadii qarnigii tegey, waatey rag door ah, asii aan saa usii kala durugsanayni, ku ballameen inay isku sii lug-darsadaan iyagoo ka ambabaxaya ceelka Burco, una sii jeeda rugihii ay reerahoodu yiilleen oo ku beegnaa hawdka Togdheer. Saluuggii ka...
PUNTLAND: HADIMOOYINKA HADOODILMEY
W. Q: Maxamed Cabdiwahab Axmed SIddeed sano oo Soomaaliya ku hafatay dagaallo sokeeye iyo jah-wareer siyaasaddeed oo sahayday naf iyo hanti badan ka dib ayay shacabaka Puntland sannadkii 1998ki dhidibada u taageen maamul gabolleedka Puntland . Ujeedooyinka iyo Falsafadaha lagu dhisay Puntland waxaa udub-dhexaad u ahaa 2 ujeeddo oo kala sidaan:- a) In la dhiso...
Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika
Cutubka 5aad Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Zaylac iyo Buuralayda Laba waddo ayaa Zaylac ku xira Harar. Midda koofur-galbeed aadda ee halowda toosan ah waa toban geeddisocod oo dhaadheer ama 20 gaagaaban[1]. Siddeedda hore carro Ciise ayaa la sii dhaxaa, labada dambana waxaa dhulkooda la sii maraa Oromada reer Noole ee xeerka ”Waday” leh iyo...
Nin habari dhashay hal ma seegi waayo
W.Q. Georgi Kapchits Qoraalkan kooban oo ah Jabaawbta aan ka bixinayo maqaalka Cabdirisaaq Baraag ee cinwaankiisu yahay Hubsiimo Hal baa la siistaa, ee lagu daabacay WardheerNews, magac bilaash uma baxo e waxa aan ka leeyahay laba ulajeeddo. Midda hore waxay tahay in aan saxo gef aan ku talogal ahayn oo iga galay qoraalkaygii hore ee...

