Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 62
Gorfeyn Buugga: Qayb Libaax
Post

Gorfeyn Buugga: Qayb Libaax

Gorfeyntii Sirad Shirdon Qoraaga buugga: Siciid Saalax Farshaxan: Kelly Dupre Qayb Libaax waa sheeko Soomaaliyeed oo aad looyaqaan hadana buug lagu soo daabacay. Buugani waa mid ka mid ah afar buug oo ay soo dabacday Somali Bilingual Book Project of Minnesota Humanities Commission. Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Minnesota Humanities Commission ayaa isku kaashatay 2006kii in ay...

Maxaynu u Dayacnay Naafadeena?
Post

Maxaynu u Dayacnay Naafadeena?

W.Q. Mohamedkaafi Cali Muumin HORDHAC KOOBAN Soomaaliya oo in ka badan 20 sanno soo martay dagaallo sokeeye oo wajiyo badan leh, waxaa sii kordhay dadka naafada ee dalka ku nool, kuwaasoo badi ku waxyeeloobay hubkii la isku adeegsanayay dagaalladii mudadii dagaalada sokeeye waddanka ka jireen. Inkastto aanu jirin tira koob sax oo muujinaya tirada dadka...

“SHARIIF, INA SHARIIFKEE TAHAY”?
Post

“SHARIIF, INA SHARIIFKEE TAHAY”?

W.Q: Ismaaciil Xaaji Warsame “Haduusan aabbahaa Shariif ahaan jirin, dee aniguba Shariif baan ahay”. Su’aashaa waxaa Shariif Xasan weydiiyey Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf. Shariif Xasan markaa wuxu ahaa Guddoomiyaha Baarlamaankii KMG ahaa ee Soomaaliya. Su’aashu waxay salka ku hay’saa sicir-bararka madax-dhaqameedyada Soomaalida. Dawlad Goboleedka Puntland ee aasaas ahaan ka dhisantay madax-dhaqameedyada iyo waxgaradka dadweynaha gobollada midoobay,...

DHAMBAAL FURAN: KACDOON BULSHO MIDEYSAN
Post

DHAMBAAL FURAN: KACDOON BULSHO MIDEYSAN

W.Q; Xasan Xaaji Cabdiraxmaan, MD Cidna kama qarsoona xaallada cakiran ee siyaasadda gudaha ee dalkeennii hooyo. Qarannimada dalkeenna waxaa gaaray burbur qoto dheer. Rubac qarni, boogaha ummaddeennu weli wey bogsan la’yihiin. Hoggaanka dalkan waxaa u tartamay noocyo badan oo ka mid ah qeybaha bulshadeenna, sida oday dhaqameed, dagaal-ooge, aqoonyahan, ganacsato, dibed-jooge, wadaad, iyo shisheeye kalkaal....

Saxarla
Post

Saxarla

W/Q: Faarax Maxamuud Odhaahda Tifaftirka: Waa cutub ka ma mid buugga Saxarla, ee uu qoray Faarax Maxamuud. Saxarla waa sheeko si wacan u iftiiminaysa dhibta iyo darxumadda la soo darista caruurta ku korta rajo ahaan ama aan helin waalid xanaaneeya. Saxarla waa sheeko aan ka fogeyn dhacdooyinka ka jira ama la soo darsa caruur badan...

Post

Xil ka Qaadista Madaxweynaha: Ma tahay mid ku qotanta sharci

W/Q Avv. Aadam Bile Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 12 Ogosto 2015, Mooshin Xil ka Qaadis Madaxweyne u dhiibay Guddoonka Baarlamaanka. Mooshinka oo sida la sheegay ka dhashay wadatashiyo badan oo soo socday bilooyin badan oo dhex maray xlldhibaannada iyo ururada siyaasadda iyo kuwa bulshada rayidka ah, ayaa waxaa lagu sifeeyey mid lagu badbaadinayo jiritaanka iyo...

Degi Waaye Reerkuye Maxaa Loogu Dawgalay?
Post

Degi Waaye Reerkuye Maxaa Loogu Dawgalay?

W.Q. Axmad S. Aw Muuse Garaadka Rabbi aadanaha ku mannaystay, waxtar kasta ha lahaadee, ma aha mid ku filan in xilli walba lagaga gudbo mashaqooyinka nolosha haddii aanu saddex arrimood mid ku tiirsanayn: Shareecada qabyada tiran ee Rabbi soo dejiyey, aqoonteeduse inaku gaaban tahay in badanna aynnu garab marno, xeer dhaqameed guun ah ama dastuur...

Ma qoraa ayuu yahay?
Post

Ma qoraa ayuu yahay?

W/Q: Idiris M. Cali Maqaallada uu midkaayo ba tayayntooda ku bixiyo wakhtiyada badan haddii uu qoraa ku noqon waayo ma naqaanno waxa kale ee uu qoraa ku noqon lahaa. Qaamuuska Af-Soomaaliga, ee ay sida hagar la’aanta ah inoo soo gaarsiiyeen buunniyada kala ah, Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur, ayaa “qoraa” ku qeexaya: “Qof buugaag...

Delidhac (sheeko Gaaban)
Post

Delidhac (sheeko Gaaban)

W.Q. Cabdullaahi Janno Isagoon kabaha ka tirin dhooqada barafkii da’ayay, ayuu Qasaaye gudaha u galay hoolkii arooska lagu dhigayay. Wuxuu durbadiiba la soo baxay teleefankiisii. Intuu hadba gacanta horey u fidiyo oo isku aaddiyo isha kaamirada teleefankiisa, ayuu sawir iska qaadayay, marna fannaaniinta ka qaadayay, marna gabdhaha joogay xafladda arooska. Wuxuu xirnaa labbis qurxoon: jaakad iyo...

Post

WAREYSI: MAXAMMED DAAHIR ROOBLE OO KA TIRSAN MUCAARADKA JABUUTI

Odhaahda Tifaftirka: Waxa hadda ka soo wareegtay tan iyo intii dawladda Jabuuti qaadatay xoriyadda 38 sano, iyada oo Jabuuti lagu tilmaamo dal deggan marka loo eego xaalada ammaan ee Geeska Afrika, islamarkaana ku talaabsatay horumar dhinaca dhaqaalha ah, ayaa haddana waxaa jira tabashooyin badan oo la xidhiidha musuqmaasuq baahsan, maamul kali tali ah, ku xadgudub...