Safarkaygii Gobolka Gardafuu: Maxaan Ku Soo Arkay Dhulkaa Dad Iyo Duunyo?
W.Q. Cabdifitaax Maxamed Sugulle Waxaan ka safarnay aniga iyo wafdi wasiirro Punlqnd ahi caasimadda Garoowe subixii Jimcaha 30kii Oktoobar, 2022, 6dii aroornimo. Waxaannu tagnay magaalada Baargaal 7:30 fiidnimo oo aan u soconnay in kabadan 12 saacadood. Jidku waa dheeraa, badankiisuna … Continued