Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

MAXAMED SIYAAD MA MAALIN KELIYA BAY TALO SEEGTAY MISE MAALMO?

W. Q. Xasan C. Madar Waxa aan akhriyey qoraalka Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ee ciwaankiisu yahay:  15-KA MAY 1990: MAALINTII TALADU SEEGTAY MADAXWEYNE SIYAAD (Wardheernews.com, 14 May, 2020). Waa qoraal wanaagsan, hab-qoraal hufan oo xiiso leh. Qoraagu waxa uu soo … Continued

FALANQAYNTA QASIIDADA “INTAY DHAGAX KU TUUREEN” (NNKH)

W.Q. Rooble Cabdi Muuse HORDHAC Qasiidadan magac ahaan loo yaqaan ama bulshada dhexdeeda kaga caan ah “Intay Dhagax Ku Tureen”, waxaa midhaheeda hal-abuuray abwaanka weyn ee Cabdi Aadan Xaad “Cabdi-Qays”, waxaana luuq aad u cajiib ah ku qaada Sheekh Cabdiraxmaan … Continued

Karaama Laawe Ba’an

W/T. Bashiir Axmed Gardaad  Hordhac Tixda hoos ku qoran danta laga leeyahay waa in dadka rajo la geliyo in dhibaatada COVID-19 oo ah mid baaxad weyn oo dhimasho iyo burbur wadata ay mar un dhammaandoonto, ayadoo benii aadamku kaashanaya taagerada … Continued

MILICSIGA SIIRADA (4): ASBAABTA GUUSHA IYO HORUMARKA NOLOSHA

W. Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii 4aad ee aan ku milicsanayno mabaadiida iyo qiyamka tiirarka uu uga dhigay Nebi Maxamed NNKH dhismaha “ummad” iyo “dawlad”. Waxay ku cad yihiin Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nebiga NNKH, siiraduna si “camali” ah … Continued

15-ka May 1990: Maalintii Taladu Seegtay Madaxweyne Siyaad

W/Q. Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Waa bartamihii bishii May 1990 iyo Kulliyaddii Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda, jawiga subaxaasi waa uu ka duwan yahay kii maalmihii iyo bilihii la soo dhaafay, dareen ayaa jira, ardaydu labo-labo iyo saddex-saddex ayay si hoose … Continued

Gabay: Sannahaabo

W/T Abwaan Xuseen Xalane Mudaaharaadyadii Xamar ka dhacayey bishan horraanteedi ee sawirada Madaxweynaha lagaga soo dejiyey meelahay saarraayeen, si u eg Taalladii Saddaam Xuseen, markaan arkey ayaan is idhi tolow affaray ma ka tirisaa? Marka Taallada Saddaam la dejinayey, waxaan … Continued

MILICSIGA SIIRADA (3): TALINTA IYO SARAYNTA SHARCIGA

W. Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii 3aad ee milicsiga Siirada Nebiga NNKH, innagoo mudnaanta siinayna mabaadiida iyo qiyamka uu Suubbanuhu NNKH ku dhisay “ummad” iyo “dawlad” sees u noqday xadaarad caalami ah. Waa mabaadii iyo qiyam ku cad Quraanka … Continued

Gurmad dal ma lagu dhisaa?

W/Q Adan Salaad (Badiic) ArarMajiro dal burbura ama dayacma kahor inta aysan dayacmin dadkiisu, dalalku waxey ku dhisan yihiin muwaadiniintooda, waxeyna ku burburaan dayaca dhankooda kaga yimaada.  Waxaa jirta dood ay kusoo bandhigayaan Daron Acemoglu and James Robinson buuggooda -Maxey waddamadu … Continued

MILICSIGA SIIRADA (2): MAAMUL KU SOCDA TALO-WADAAG

W.Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Waa qormadii labaad ee milicsiga Siirada Nebiga NNKH, innagoo mudnaanta siinayna mabaadiida iyo qiyamka uu Suubbanuhu NNKH ku dhisay “ummad” iyo “dawlad” gundhig u noqday xadaarad caalami ah. Waa mabaadii iyo qiyam ku cad Quraanka Kariimka … Continued