Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 2
Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke): Nin culus baa baxay oo banneeyay boos aan la buuxin Karin”.
Post

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke): Nin culus baa baxay oo banneeyay boos aan la buuxin Karin”.

Farax Aw-Cismaan Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun Marka koowaad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska Reer Cabdulle Cismaan “Codweyn”, iyo marwo Xaawo Aadan Camey. Sidoo kale waxaan Allah uga tuugayaa inuu naxariistiisa waasica ah siiyo marxuum Shuuke, janaadkiisa naciimka ahna geeyo. Aamiin, Aamiin. Walow jiil ahaan uu marxuum Shuuke wax weyn iga...

Quluub wada jirtaa qaran dhista
Post

Quluub wada jirtaa qaran dhista

W/Q Xasan Yuusuf Waal Beyd ku jira Gabayga Xumaanta Qabyaaladda ee uu tiriyay AUN Cabdullaahi Suldaan ‘Timacadde’ ayaa oranaya “Qof qalbi la’ quraan kii u akhriyey qaaf dheh ku harraadye”. Waxaa xaalad halis ah ku sugan oo  qarka u saaran ba’ iyo baabba’ sowraca qaranimo iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Nasiibdarro, wacyiga maanta jira awgiis, laguma...

Dowlad Dhis ay Xuddun u Tahay Aragti Amni Qaran
Post

Dowlad Dhis ay Xuddun u Tahay Aragti Amni Qaran

W/Q Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali Muddo dheer kaddib marki dib loo yagleelay dowladnimada Soomaaliya, waxaa aragti istiraatiijiyadeed u ah DFS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in laga gudbo aragtidi xaaladda degdegga aheyd ee sida kumeel gaarka ah ay ugu shaqeyn jirtay dowladda Soomaaliyeed.  Waxaa si dhammeystiran looga guurayaa cinwaankii howsha qaran ee ay...

Dhulboobka Magaalo Waa Salka Dulmiga iyo Kala Saraynta Bulshada
Post

Dhulboobka Magaalo Waa Salka Dulmiga iyo Kala Saraynta Bulshada

W/Q Maxamuud Cabdillahi Axmed Geel Xalaal iyo xoog Si uu ku xero galoSina kuma xuma –  tuduc, heesta geel ah. Hordhac Warbixinta Qaramada Midoobay ee Somalia Urbinsation Review waxay tirada dalka Somaaaliya ku qiyaastay ilaa 16 milyan oo 7.4 milyan (46%) ay ku nool yihiin magaalooyin. Somalia Urbanization Review: Fostering Cities as Anchors of Development...

Wareysi Dr. Georgi Kapchits- Khabiir ku Xeeldheer Afka iyo Suugaanta Soomaaliyeed
Post

Wareysi Dr. Georgi Kapchits- Khabiir ku Xeeldheer Afka iyo Suugaanta Soomaaliyeed

Odhaahda Tifaftirtka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa mar kale oo aanu fursad u helnay in aanu waraysi xiise badan la yeelano Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir ku xeeldheer ururinta iyo cilmi baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Georgi Kapchits waxa uu ku takhasusay af Soomaaliga iyo af Amxaariga, waxa uuna ku dhashay dalka...

TARJUMADDU WAA MARIN LOO MARO HORUMARINTA LUQADDA
Post

TARJUMADDU WAA MARIN LOO MARO HORUMARINTA LUQADDA

Maxamuud Cabdillahi Axmed Biyo sacabadaadaa lagaga dhergaa Maahmaah Soomaaliyeed —— Taariikh ahaan afka Soomaaliga qoraalkiisu waa geed curdin ah oo u baahan in la waraabiyo si uu hanaqaad u noqdo, gaadhana heer uu ku xambaari karo aqoonta culuumta bulshada, sayniska, farsamada iyo suugaanta. Sidaa darteed waa in wax laga barto luqadaha kale ee dunida ee...

DOOD CUSUB IYO DAWLADNIMADA DALKEENNA
Post

DOOD CUSUB IYO DAWLADNIMADA DALKEENNA

W.Q. Cabdicasiis Maxamuud Macallin  1960kii ayaa Soomaalida la yiri ismaamula, dawladdii ugu horraysey ayaa la kala tuurtay. Somaliland oo in laba gobol oo midoobey awoodda lagu qaybsado doonaysey waa laga diidey. 9 sano oo dimuqraadiyad iskadhaafe is riixriix qabyaaladaysan ahaa ayaa ku soo dhammaaday in wood khasaaro gacanta laysula tago. Dimuqraadiyad-ku-sheegtii cusbayd iyo bulshadii beelaysnayd...

Gorfeyn Buug: Adkaysi iyo Abaal!
Post

Gorfeyn Buug: Adkaysi iyo Abaal!

Qoraha buugga: Dr Axmed Dalmar Gorfeyntii: Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) “Macalinku waa Maskaxdii dunidoo Malaasan mowjadaheedu Kala miirtay ee Macneysay maankii qarsonaa“ Erayadaas waa heestii uu codka halaasiga ah ku qaaday fannaankii Soomaliyeed ee Xasan Aadan Samenter; midhaha heestan waxaa allifay Xasan Sheekh Muumin (AHUN). Waxa aan heestan dhambaalkayga ugu ibba furay iyada oo...

Kuma ayuu ahaa Dr. Xasan Al-Turabi?
Post

Kuma ayuu ahaa Dr. Xasan Al-Turabi?

W/Q: Mohamed Indho Xasan Cabdullah Al-Turabi Al-Budairi Al-Jaali wuxuu u dhashay dalka Suudaan, isagoo 01-Feb-1932 ku dhashay magaaladda Kassala. Sheekh Xasan wuxuu ahaa garyaqaan, aqoonyahan, hoggaamiye mabda’a adag, mid ka mid ah dadka ugu saameynta badnaa siyaasadda casriga ah ee Suudaan, indheergarad iyo macallin. Sheekh Xasan wuxuu ku barbaaray kuna hanaqaaday magaalada Kassala, isaggoo halkaas ka...