Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Xuska Caashuura iyo Siyaasadda Fircooniga

W.Q. Cabdullaahi Janno  Soonka Caashuura waa ku weyn yahay dhexdeenna – waana wax la bogaadiyo in loo degdego kheyrka. Misana waxaad mooddaa in aan hoos loo sii daadigin. Waxaa maqsuud lagu noqday keliya gaajada iyo harraadka soomidda maalintan iyadoon isla … Continued

Wacdi jeedinta Wadaaddada!

W/Q Maxamed Nuur Shire Marka afar loo qeybiyo habka loo wada xiriiro: 1)hadal, 2) dhegeysi, 3) akhrin iyo 4) qoraal, Soomaalidu waxa ay ku wacantahay labada hore, waxa ayna ku kasbadaan aqoon guud. Wacdiga diiniga ah waxa uu ka midyahay … Continued

ITOOBIYA (1-4): IMBARAADOORIYADDA ABASIINIYADA CUSUB

W. Q. Mustafa Fayruus  Bishii Abriil 2014 ayuu billowday gadood teelteel ah, gadaashiina isu rogay burkaano qarxay oo galaaftay hoggaankii siyaasadeed ee Itoobiya. Afar sanno ka dib Dr Abiy Axmed Cali ayaa noqday Ra`iisalwasaaraha Itoobiya Abriil 2018. Ku dhowaad laba … Continued

GORFAYN BUUGGA QALIN IYO DHIGAALKII: DULMAR GUUD

W/Q: Cabdixakiin Diiriye Inkasta oo mashquulkeyga oo badnaa aawadiis aan buugga si dulmar ah hal mar u akhriyey, oo aan u baahan doono in aan mar iyo labo kaleba akhriyo, haddana saaxiibkey qoraa Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) ayaa iga codsaday … Continued

Dagaalka Biyaha: Soomaaliya Maxaa la gudboon?

Dr.Cabdifitaax Nuur Axmed ( Ashkir)  Xoghayihii hore ee hay’adda Qaramada Midoobay Boutros Boutros-Ghali ee xilka hay’addaas hayay sannadihii (1992-1996), wuxuu leeyahay odhaah ay xeel-dheerayaasha siyaasaddu adeegsadaan kolka ay ka hadlayaan muran-biyoodka dhawaanahaan soo if-baxay ee dunida.  Boutros-Ghali wuxuu yiri “ … Continued

Dhuusamareebey waxaanu ku sugannahay dhibaato

W/Q Dr. Saadiq Enow Waxaa jirta ooraah ku can baaxday dadka Mareekanka ah dhexdooda, taas oo ah Houston we have a problem. Ooraahda waxay ku baxday filim la yiraahdo Apollo 13 oo la smaeeyey sanadkii 1974-kii. Sheekada filimku wuxuu ahaa … Continued

Soomaalidii hore Ragga Shan Nooc Bay u Qaybin Jireen

W/Q Axmed Bashiir Afeef: Qoraalkani Qabiil gaar ah ka hadli maayo, laakiin si guud buu wuxuu u eegayaa Soomaalidii hore siday ragga u qiimayn jireen, inta nooc ay u qaybin jireen iyo ku cabirka dalka. Garaadku waa shay ilaah uunka … Continued

Yaxye Cali Hareeri: Hormuudka Falalka Musuqa

W/Q Cabdi D. Faahiye In dhawaalaba xukuumaddii hore ee Xasan Cali Kheyre waxay mashquul ku aheyd sidii loo xakameyn lahaa musuqa si looga mira dhaliyo yoolka deyn-cafinta Soomaaliya. Balse waxaa xusid mudan in Xafiiska Ra’isul Wasaaraha uu yahay isha ay … Continued

SHUMAA LA ARKAYAA SHANTII SOOMAALIYEED OO CALAN KU SHEEKAYSTA?

Shantii Soomaaliyeed/Oo Calan ku sheekaysta/Shumaa la arkayaa waa/Su’aal sharad ka yaalaa. (Gabyaa, Cabdi Iidaan) – Ilaah ha u naxariisto W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed 26kii Juun 2020, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi khudbaddii uu ka jeediyey lixdan guuradii maalintii ugu horreysat ee … Continued

Wargeys Yar Baan Waa Hore Ka Akhriyay!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Waxay ahayd Beled Weyn iyo Biibito gabadhi haysatay. Baled Weyn iyo gabadh haddii aad maqasho, shaki maleh in ay maskaxdaada ku soo dhacayso Beerlula iyo heestii Baled Weyn ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi). Haddaba dulucda … Continued

Madaxweyne Farmaajo Ma Illaaliyaha Dastuurka mise Qaswadaha Koowaad!

W/Q Cabdikariim Cabdiraxmaan X. Xasan Hordhac: Markii loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya 8-dii Febraayo, 2017,  Kumaankun Soomaaliyeed ayaa isugu soo baxay dhammaan gobollada Soomaaliya iyo daafaha adduunka, iyaga oo aad ugu faraxsanaa doorashada Farmaajo iyo sida … Continued