Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Wariye ka howl-galayay Muqdisho oo saakay kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen degmada wada jir ee gobolkaBanaadir. Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in ay hishiis waxtar leh la galeen maamulka Jubba iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Audio Daily News
dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta ee Raadiyo wardheer waxaad ku maqli doontaan haddii Alleh laga helo: wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo, wasiirka gaashaandhigga oo sheegay in ay dhawaan bilaabayaan howl-gallo dalka looga saarayo shabaab, barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay hirgalin doonaan axsaabta siyaasadda iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aad ku maqli doontaana waxaa ka mid ah: Qaar ka mid ah dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay qaraxii Baladweyn oo maanta Muqdisho la soo gaarsiiyay, maamulka gobalka Hiiraan oo sheegay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin wixii shalay ka dhacay B/weyne maamulka ay dadku soo dooranayaan, iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka...
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aad maqli doontaana waxaa ka mid ah Qarax ay dad ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Baladweyne iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen dad ku howlanaa in ay falal amni darro ka geystaan magaalada Muqdisho, Maamulka Gobalka Banaadir oo digniin u diray wax garadka Muqdisho iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Xoghayaha Barlamaanka Soomaaliya oo been abuur ku tilmaamay hadal dhawaan ay baahiyeen warbaahinta qaarkood, Wasaaradda Arimaha Gudaha oo sheegtay in ay soo dhammaantay wajigii hore ee maamul u sameenta gobalka Hiiraan, Madaxweyne Faroole oo ka soo horjeestay heshiis dowlada Soomaaliya ay la gashay shirkado shisheeye iyo warar kale. Warka...
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Ciid Wanaagsan, warka maanta waxaad intiisa badan ku maqli doontaan sida looga Ciiday guud ahaan dalka Soomaaliya sida gobolada koonfurta iyo maamulada Somaliland, Puntland iyo deegaanada Bay iyo Bakool. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Radio wardheer
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii Addis Ababa lagu soo gaba-gabeeyay , Qarax ka dhacay Addis Ababa iyo qasaare ka dhashay , Dagaallo u dhaxeyo ciidanka dowladda iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Shabaab oo xalay ka dhacay Ceelasha Biyaha iyo warar...
dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Shirkii madaxda Midowga Afrika oo laga soo saaray war murtiyeed looga soo horjeedo in maxkadda caalamiga ah ee danbiyada aan looga yeeri kari madaxweyne Afrikaan ah in uu xilka hayo, kulan looga hadlayay arimaha ammaanka Dalka Soomaaliya oo xalay ka dhacay Muqdisho, iyo warar kale. Warka...
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaliya oo ugu hanbal yeelay shacabka Soomaaliyeed maalinta Calanka ee 12 Oktibar oo ku asteysan maalintii ugu horreysay ee calan Soomaali ay leedahay laga taago gudaha dalka, Dagaalo u dhaxeeya Ciiddanka dowladda iyo maleeshiyaad hoos taga Ahlu suna oo ka dhacay Balad Xaawo iyo warar...
