Warka waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen dad ku howlanaa in ay falal amni darro ka geystaan magaalada Muqdisho, Maamulka Gobalka Banaadir oo digniin u diray wax garadka Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
