Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 148
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay sababihii ay Garoonka Aadan Cadde  ugu qaaday SKA uguna wareejisay shirkada Turkiga ah, Kulankii golaha Wasiirada oo looga hadlay xaaladda ammaan ee Muqdisho , Dagaallo ka dhacay Kismaayo iyo meela kale oo ka mid ah Jubbooyinka iyo maamulka Jubba oo ga’aan...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta Muqdishoku soo laabatay, Qarax ka dhacay kKsmaayo oo lagu weeraray AMISOM, odayaal shalay ay xireen maamulka Shabeelaha Dhaxe oo maanta la sii daayay iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay talaabadii ay Mareykanku ku weerareen dagmada Baraawe, Gudiga Difaaca barlamaanka Soomaaliya oo maanta u yeeray si ay wax u weydiyaan Wasiirka Difaaca Xukuumadda, Ahlu-sunada Koonfurta Somaaliya oo soo dhaweysay shir Muqdisho lagu qaban doono, iyo warar kale Warka oo faahfaahsan hoos...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: Wasiirka difaaca Soomaaliya oo sheegay in ay billaaban doonaan hawlgallo Shabaabka looga sifaynayo Soomaaliya, Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka socda London, dad dibadbax ka dhigay magaalada Muqdisho iyo warar kale. Qoddobadaas oo faahfaahsan halkan ka dhegeyso WARKA RADIO WARDHEER 

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka waxaad ku maqli doontaan Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Saraamiisha Ciiddanka Milatariga, R/wasaare Saacid oo sheegay in ay shabaab dabar go,een, Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo sheegay in dagmooyinka gobalka qaarkood ay ku sugan yihiin shabaab shacabkana ay qariyaan, Axmed Madoobe oo sheegay in aysan ka qayb galeyn shirka muqdisho ka dhacaya....

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Banaamika Raadraac ee maanta waxaa noogu martiya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo aannu ka wareysanay aragtidiisa ku aaddan xukuumadda Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay. Barnaamijka oo idiinka imanaya Itudiyaha Radiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay idinlana socodsiinaya Maxamed Nuur Amiin. Halkan hoose ka dhegeyso

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Qoddobada aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah xukuumadda Soomaaliya oo maanta sanad jirsatay, wasiirka arrimaha gudaha oo dhaliilay Ciiddamada Ammaanka Soomaaliya, Mareykanka oo sheegay in ay Ciiddankiisa ka danbeeyeen Howl-galkii shalay ka dhacay Baraawe iyo warar kale. Qoddobadaas oo faafaahsan hoos ka dhegeyso

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo tababar u furay ciiddamo booliska ka tirsan, Ciiddamo ajnabi ah oo weeraray magaalada baraawe oo ay ka taliyaan ururka Alshabaab, itoobiya oo sheegtay in ciiddamadoodu ay sii joogi doonaan Soomaaliya iyo warar kale. qoddobadaas ooo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Waxaad ku maqli doontaan Maxadweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaaaladii sannadkii 93kii dhexmaray Maraykanka iyo maleeshiyaddi Jeneraal Caydiid, Foosiya Yuusuf X. Aadan oo sheegtay in ay Kenya gacan ka siin doonto soomaaliya in gacanta lagu soo dhigo kooxihii danbiyada ka galay iyo warar kuwa kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegayso Halkan ka dhegayso: WARKA RADIO WARDHEER...