Qoddobada aad maanta warka ku maqli doontaa waxaa ka mid ah Carruur uu gaari ku laayay nawaaxiga Ex-koontorool Afgooye ee Muqdisho, rag lilabisan dirayska ciidanka oo isboorooyin dhigtay inta u dhaxeyso Afgooye iyo Marka iyo warar kale.
Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
