Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay sababihii ay Garoonka Aadan Cadde  ugu qaaday SKA uguna wareejisay shirkada Turkiga ah, Kulankii golaha Wasiirada oo looga hadlay xaaladda ammaan ee Muqdisho , Dagaallo ka dhacay Kismaayo iyo meela kale oo ka mid ah Jubbooyinka iyo maamulka Jubba oo ga’aan ka soo saaray dilalka ka dhaca Kismaayo, iyo warar kale.

Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: WARKA RAADIYO WARDHEER