Qoddobada aad warka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah maamul ay dadka reer Hiiraan soo doorteen oo lagu wada in laga dhaqan giliyo Hiiraan,Kenya oo sheegtay in aysan ciiddankeeda kala bixi doonin Soomaaliya, barlamanka Kenya oo soo jeediyay in qaxootiga Soomaaliya dib loo celiyo iyo warar kale. Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegayso
Category: Audio Daily News
Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Qoddobada aad warka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah R/wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay, wasiirka garsoorka iyo cadaalada oo manta booqday xarunta cidanka Asluuibta oo uu ka socday dib u dayac tir halkaasi laga waday, aabbe dilay carruur uu dhalay gobolka Hiiraan iyo warar kale. Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegayso
Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Qoddobada warka aannu maanta idiinku haynno waxaa ka mid ah xukuumadda oo ka qatbqaadatay kulamo lagu dhexdhexaadinayo beelo wada dega gobollada Mudug iyo Galgaduud, Waddaad lagu xidhay magaalada Hargeysa iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer qoddobada aan maanta idiinku haynno waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay, xukuumadda Soomaaliya oo ugu deeqday lacag maamulka gobalka Shabeelaha Dhaxe, maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay wax ka qabanayaan ragga ku libisan dareyska ciiddanka dowladda ee shacabka qoryaha ku dhax sita. Warka oo dhan hoos ka dhedeyso
Dhageyso Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka Hadlay Weerarkii ay ku Qaadeen Xarunta Ganacsiga ee Westgate
Farriin maqal ah oo lagu faafiyay internet-ka ayuu kaga hadlay hoggaamiyaha ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane weerarradii ay dhawaan ka geysteen suuqa Westgate ee magaalada Nairobi. Haddaba halkan ka dhageyso: Farriinta Axmed Godane: Hoggaamiyaha Alshabaab
Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga westgate Mall, R.wasaare Saacid oo canbaareeyay duulaankii westgate Mall, Al-shabaab oo sheegtay in weerarkaasi ay uga aar gudananayeen dhibaata ay sheegeen in ciiddanka Kenya ay Soomaaliya ka geysteen, Safiirka Soomaliya ee Kenya oo ugu baaqay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya in ay iska kaashadaan la dagaalanka Al-Shabaab oo uu...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulama la qaatay madaxda Dalka mareykanka, Wasaaradda adeegga Bulshada ayaa iska fogeysay eedeymo kaga imaanayay howl-wadeennada Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir , Weerarro sababay dhimasho iyo dhaawaca dad ajnabi iyo rayid ah oo...
Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka, Ciiddamada Xoogga iyo AMISOM oo la wareegay dagmada Mahadaay iyo Roobow oo sheegay in ay dulmi ahayd dilkii horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isugu jiray Soomaali iyo Ajnabi oo ay...
Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo Roma kula kulmay madaxda dalkaasi iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Talyaaniga. Jawaari oo sheegay in aysan jirin wax kalsooni ah oo ay kala laabteen Dowladda Soomaaliya dadka deegaanada Bay iyo Bakool, Wasiirka...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiin hayno waxaa mid ah, Gudgoomiyaha Barlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo kulama kula leh wax garadka ka soo jeeda deegaannadaasi, weerarro gaadmo ah oo lagu qaaday ciiddan ka mid ah kuwa dowladda iyo AMISOM oo marayay halka lagu magacaabo yaaqbari...




