Farriin maqal ah oo lagu faafiyay internet-ka ayuu kaga hadlay hoggaamiyaha ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane weerarradii ay dhawaan ka geysteen suuqa Westgate ee magaalada Nairobi.
Haddaba halkan ka dhageyso:
Farriinta Axmed Godane: Hoggaamiyaha Alshabaab
