Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga westgate Mall, R.wasaare Saacid oo canbaareeyay duulaankii westgate Mall, Al-shabaab oo sheegtay in weerarkaasi ay uga aar gudananayeen dhibaata ay sheegeen in ciiddanka Kenya ay Soomaaliya ka geysteen, Safiirka Soomaliya ee Kenya oo ugu baaqay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya in ay iska kaashadaan la dagaalanka Al-Shabaab oo uu sheegay in ay ajaanib u badanyihiin iyo Saacid oo markii ugu horreysay safar ugu baxay qaaradda Yurub.
Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
