Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 150
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Post

Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan Qoddobada warka maanta aan idiin hayno  waxaa mid ah, Dowladda Soomaaliya oo shirkii ka dhacay barasalis loogu yaboohay lacaga dhan 1.8 bilyan oo ah lagacta Midowga Yurub, madaxweyne Xasan Sheekh oo sidoo kale ka hadlay dilalkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya ee loo geystay Ajaaniib ka...

Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Post

Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan.  Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirkii Barasalis oo dowladda dhaqaala loogu yaboohay xili wali uu yahay mid socda shirkaasi iyo Bannaan baxyo ka socda halka uu ka dhacaayo shirka,  Shiikh Soomow oo maalintii shalay ahayd ay ciidanka dowladdu xireen oo maanta lasii daayay...

Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Post

Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan.  Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah wafdigii madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Biljimka, xukuumadda oo maanta  maamulka garoonka Aadan Cadde ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay, Guddoonka Baarlamaanka oo mooshin ka dhan ah xukuumadda loo gudbiyay, Hiiraan oo ay gaareen saraakiil ciidan Boolis ah oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 14, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay dib-udhis ku sameyn doonto Dekadaha iyo Xarumaha dhaqaalaha ee dalka,AMISOM oo ku baaqday in la taageero Culimada kasoo horjeeda Dhibaatada dalka kasocota,Bulshada Rayidka oo dhaliilay shirka Brussles,iyo qodobo kale oo caalmi ah

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo canbareeyay falkii shalay lagu dili lahaa Axmed Madoobe, Wasiirka arimaha gudaha oo sheegay in ay fashiliyeen Ciidanka Amaanka ilaa 330 weerar oo ay soo malegeen Shabaab. QM iyo AMISOM oo dhankooda canbaareeyay...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan ay dowlada ula dhaqmi doonto Ciidamada kasoo goosta Shabaab,Warar kala duwan oo aan idiin ka heyno Kismaayo,Puntland oo sheegtay in bilaabi doonto la xisaabtanka Warbaahinta ka howlgasha deegaanadooda,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 11, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Dubai,Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay,Dadka Jubooyinka oo kukala qeybsamay Shirka lagu qabanayo Kismaayo,iyo qodobo kale oo caalami ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 9, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo safarro ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne,Ra’iisul Wasaare saacid oo kulan kula qaatay Sanca dhigiisa Yemen,Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ahna Wariiska arrimaha dibadda oo heshiis Muqdisho kula saxiixatay Wafdi ka socday dalka Shiinaha,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 8, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Wafdiga maamulka KMG ee Jubba,dowlada oo hergilineysa Barnaamijka aada Dugsiyada,Al Shabaab oo Sheegay in mid ka mid ah goobihii ay Shalay qarxiyeen ay lahaayeen reer Galbeedka iyo Milkiilaha...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 6, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Shirweynihii Qaran ee ka socday Muqdisho oo lasoo gabogabeeyay,Koox dowlada Soomaaliya u saartay dabagalka eedeymihii Qaramada Midoobay ee Somaaliya oo Beeniyay Guddiga Cunaqabateynta,Mareykanka oo Baadi goobayaa Abuu Mansuur Al Amriiki kadib markii uu ku dhawaaqay in uu...