Friday, May 10, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Warar

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)- 

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan ay dowlada ula dhaqmi doonto Ciidamada kasoo goosta Shabaab,Warar kala duwan oo aan idiin ka heyno Kismaayo,Puntland oo sheegtay in bilaabi doonto la xisaabtanka Warbaahinta ka howlgasha deegaanadooda,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.