Waxaad ku maqli doontaan Maxadweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaaaladii sannadkii 93kii dhexmaray Maraykanka iyo maleeshiyaddi Jeneraal Caydiid, Foosiya Yuusuf X. Aadan oo sheegtay in ay Kenya gacan ka siin doonto soomaaliya in gacanta lagu soo dhigo kooxihii danbiyada ka galay iyo warar kuwa kale.
Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegayso
Halkan ka dhegayso: WARKA RADIO WARDHEER
