Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo tababar u furay ciiddamo booliska ka tirsan, Ciiddamo ajnabi ah oo weeraray magaalada baraawe oo ay ka taliyaan ururka Alshabaab, itoobiya oo sheegtay in ciiddamadoodu ay sii joogi doonaan Soomaaliya iyo warar kale.
qoddobadaas ooo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
