Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Shirkii madaxda Midowga Afrika oo laga soo saaray war murtiyeed looga soo horjeedo in maxkadda caalamiga ah ee danbiyada aan looga yeeri kari madaxweyne Afrikaan ah in uu xilka hayo, kulan looga hadlayay arimaha ammaanka Dalka Soomaaliya oo xalay ka dhacay Muqdisho, iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
