Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 146
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: maamulka dowladda ee dagmada Balanbale oo sheegay in meydadka dad rayid ah la gaarsiiyay Caabud waaq iyio Guriceel, shirka Dib u hishiisiinta Shacabka Jubooyinka oo maalintii labaad galay iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ugu waaweyn dhageystayaal shirkii Jubbooyinka oo ka Furmay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho xili ay ku wada sugan yihiin inta badan hoggaamiyayaashi isku hayay maamulkaasi iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: madaxweynaha oo soo dhammeystay safarkiisii Kismaayo, Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo maanta ka furmaya Muqdisho, Guddoomiyihii baanka dhexe ee Soomaaliya oo is casishay iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

wararka maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray kismaayo kulamana la leh maamulka Jubba iyo dadka deeganka, Saacid oo sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay in lacagaha dowladda loogu deeqp la marsiiyo baanka dhexe ee Soomaaliya iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta aad maqli doontaana waxaa ka mid ah: wariye Timacadde oo maanta Muqdisho lagu aasay, dowlada oo loogu baaqay in ay gacabta ku soo dhigto dadkii ka danbeyay dilka wariye Timacadde,madaxda dowladda oo siyaaba kala duwan u qaabilay ku xigeenka xogayaha guud ee QM oo shalay soo gaaray Xamar iyo warar kale. Warka oo...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka  maanta waxaad ku maqli doontaan: idaacaddii shabeelle oo ay ciiddan dowladda ka socday hawada ka saareen maanta, ku xigeenka xoghayaha guud ee QM oo Muqdisho soo gaaray, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay xafiiskiisa xubno ka socda golaha ammaanka ee Midowga Afrika iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: kulankii golaha wasiirrada oo looga hadlay miisaaniyad kordhinta Dowlada iyo xalada burcad Badeedda, wasiirka gashaandhigga ee xukuulama Soomaaliya oo kulan muqdisho kula yeeshay taliyaha guud ee ciiddanka Taliyaaniga, maamulka gobalka Banaadir oo mudda ka dib Muqdisho ku xiraya Samaafaro iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso