Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 145
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: xaaladda deegaannadii ay roobabka ka da’een maamulka Somaliland oo saakay  caadi ah, gurmadka loo sameynayo deegaanada maamulka Puntland oo sara u kacay xili wali ay meelaha qaar biyaha xannibeen, Muqdisho oo maanta hilib la’aan ay ka jirto iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in loo gurmado shacabka reer Puntlan ee Dhibaatada ka soo gaartay Roobka dabeylaha wata iyo xukuumada oo lacag ugu deeqday reer Puntland, Saacid oo shaaca ka qaaday jiritaanka Khilaafka isaga iyo Xasan Sheekh iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: Khilaaf ba’an oo soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya,  xildhibaan sheegay in loo baahan yahay in uu tanaasul muujiyo R/wasarahau, Afar ruux oo lala xiriirinayo weerarkii Westgate oo maanta maxkamad lagu soo taagay Kenya  iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah dhegeystayaal: Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay hadalkii ka soo yeeray R/wasaaraha Itoobiya ee ahaa kamid noqoshada AMISOM, Kulan ku saabsan sidii Shabaab looga saari lahaa deegaanada Sh/hoose oo ka socda Carbiska iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta oo jimca ah waxaad ku maqli doontaan: Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in xasilinta ammaanku uu ugu jiro kaalinta koowaad, Munaasabad lagu soo dhaweynayay waxqabadkii Wasaaradda Arimaha Dibadda oo lagu qabtay degmada Wadajir iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka raadiyo Wardheer waxad ku maqli doontaan: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka war bixiyay safarkisii Jowhar iyo xaaladda fatahaadda wabiga Shabeele, R/wasaare Saacid oo munaasabad sagootin ah u sameeyay wafuuddii Jubooyinka iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso