Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka raadiyo Wardheer waxad ku maqli doontaan: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka war bixiyay safarkisii Jowhar iyo xaaladda fatahaadda wabiga Shabeele, R/wasaare Saacid oo munaasabad sagootin ah u sameeyay wafuuddii Jubooyinka iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso