Wararka maanta waxaa ka mid ah: xaaladda deegaannadii ay roobabka ka da’een maamulka Somaliland oo saakay caadi ah, gurmadka loo sameynayo deegaanada maamulka Puntland oo sara u kacay xili wali ay meelaha qaar biyaha xannibeen, Muqdisho oo maanta hilib la’aan ay ka jirto iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
