Warka waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: Khilaaf ba’an oo soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, xildhibaan sheegay in loo baahan yahay in uu tanaasul muujiyo R/wasarahau, Afar ruux oo lala xiriirinayo weerarkii Westgate oo maanta maxkamad lagu soo taagay Kenya iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
