Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 144
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaad ku maqli doontaan: Madaxweyne xasan oo sheegay in ay ahayd arrin fulinimo qaraxii ka dhacay Baladweyn, Xukuumadda federaalaka oo jawaab ka bixisay hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Somaaliland iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warkara aan idiin haynno maanta waxaa ka mid ah: R/wasaare Saacid oo booqday dadkii shalay ku dhaawacmay Qaraxii B/weyne,  AMISOM oo ka hadashay howl-gal dhawaan laga samaynayo Hiiraan, Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay u daawasha tagay ciyaar xiisa badnayd oo ka dhacday Banaadir Istaadiyo iyo warar kale Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khilaafka dartiis ugu baaqday shirka lagu wado inuu ka dhaco magaalada  Kuweyt, dad barakacayaal ah oo dib loogu celiyay goobihii ay markii hore ka yimaadeen iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee  Puntland
Post

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland

Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba. Barnaamijka hoos ka dhegeyso

Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray
Post

Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda, isagoo farriin gaar ahna u kala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda. Hoos ka dhegeyso hadalka guddoomiyaha: p