Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray

Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda, isagoo farriin gaar ahna u kala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda.

Hoos ka dhegeyso hadalka guddoomiyaha:

p