Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah dhegeystayaal: Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay hadalkii ka soo yeeray R/wasaaraha Itoobiya ee ahaa kamid noqoshada AMISOM, Kulan ku saabsan sidii Shabaab looga saari lahaa deegaanada Sh/hoose oo ka socda Carbiska iyo warar kale.

Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer