Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: maamulka dowladda ee dagmada Balanbale oo sheegay in meydadka dad rayid ah la gaarsiiyay Caabud waaq iyio Guriceel, shirka Dib u hishiisiinta Shacabka Jubooyinka oo maalintii labaad galay iyo warar kale.
Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
