Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: kulankii golaha wasiirrada oo looga hadlay miisaaniyad kordhinta Dowlada iyo xalada burcad Badeedda, wasiirka gashaandhigga ee xukuulama Soomaaliya oo kulan muqdisho kula yeeshay taliyaha guud ee ciiddanka Taliyaaniga, maamulka gobalka Banaadir oo mudda ka dib Muqdisho ku xiraya Samaafaro iyo warar kale.

Warka oo dhan halkan ka dhegeyso