Warka maanta waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: madaxweynaha oo soo dhammeystay safarkiisii Kismaayo, Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo maanta ka furmaya Muqdisho, Guddoomiyihii baanka dhexe ee Soomaaliya oo is casishay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
