Wararka aad ku maqli doontaana waxaa ka mid ah: Qaar ka mid ah dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay qaraxii Baladweyn oo maanta Muqdisho la soo gaarsiiyay, maamulka gobalka Hiiraan oo sheegay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin wixii shalay ka dhacay B/weyne maamulka ay dadku soo dooranayaan, iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
