Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaliya oo ugu hanbal yeelay shacabka Soomaaliyeed maalinta Calanka ee 12 Oktibar oo ku asteysan maalintii ugu horreysay ee calan Soomaali ay leedahay laga taago gudaha dalka, Dagaalo u dhaxeeya Ciiddanka dowladda iyo maleeshiyaad hoos taga Ahlu suna oo ka dhacay Balad Xaawo iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
