Wararka maanta ee Raadiyo wardheer waxaad ku maqli doontaan haddii Alleh laga helo: wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo, wasiirka gaashaandhigga oo sheegay in ay dhawaan bilaabayaan howl-gallo dalka looga saarayo shabaab, barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay hirgalin doonaan axsaabta siyaasadda iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso
