Toos halkan uga daawo
Author: WDN
Guddoonka baarlamaanka oo soo saarey bayaan faahfaahinaya sugidda amniga doorashada
Muqdisho ( WDN) Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saarey awaamir khuseysa laamaha kala duwan ee amaanka Soomaaliya, waxaana la farey dhamaan ciidamada kala duwan ee Soomaalida in ay si KMG ah u baneeyaan Teendhada Afasiyooni iyo deegaanada ku hareeraysan. Bayaanka guddoonka waxyaabaha lagu sheegay waxaa ka mid ah in ciidamada xoogga dalka iyo nabadsugidda qaranka...
Guddiga doorashooyinka oo soo saarey jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta
Muqdisho (WDN)- Guddiga isku dhafka ah ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey diiwaangelinta musharaxiinta, iyaa oo saarey jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Hadaljeedinta musharaxiinta oo qaadanaysa 2 maalin ayaa waxaa maalinka 1-aad hadal jeedinaya 20 musharax oo midkiiba uu fursad uhelayo 15 daqiiqo, halka maalinta 2-aad ay hadal jeedin doonaan...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeer ku tagay Teendhada Afasiyooni iyo beesha caalamka oo ka digtay dib udhac ku yimaada doorashada
Muqdisho (WDN)- Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta soo kormeerey goobta loo qorsheeyey in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee Teendhada Afasiyooni. Gudoomiyaha ayaa halkaasi kula kulmay saraakiisha hawlgalks ATMIS ee dhawaan loo xilsaarey sugidda amniga goobta doorashada madaxweynaha ka dhacayso, waxa uuna kula dardaarmey in ay feejignaan...
Isdiiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta lasoo gabagabaynayo
Muqdisho (WDN)- Maanta oo ah maalintii 3-aad uguna danbeysay isdiiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha ayaa la filayaa in guddiga soo afjaro hawshaas kuna dhawaaqo tiradda guud ee musharaxiinta shuruudaha buuxisay ee 15-ka bishaan ku loolami doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyo jadwalka hadaljeedinta. Musharaxiinta maanta isdiiwaangelisey isla markaana la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimo waxaa kamid ah: 1. Saciid Cabdullaahi...
Guddiga doorashada madaxweynaha oo soo saarey habraaca doorashada ayadoo is diiwaangelinta musharaxiinta maalintii 2-aad socoto
Muqdisho (WDN)- Doorashada Madaxweynah DF Soomaaliya, oo lagu wado in maalinta Axada ee bishan May 15 ay ka dhacdo Teendhada Afisiyooni, ayaa waxaa dhawaan amniga doorashada lagu wareejiyey in ay sugaan ciidamada midowga Afrika ee hawlgalka ATMIS. Sida habraaca nidaamka doorashada ku xusan Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in loo ogolyahay inuu hoolka...
Somalia: Aptech Africa to invest in solar energy for drinking water
Aptech Africa recently commissioned a solar powered reverse osmosis water treatment plant in Caynabo, Somaliland. This project was funded by UNDP and used a reverse osmosis system supplied by Genius Water. The system has a nominal flow is 6m3/s. The flexotank capacity is 45m3/s which can fill at least 4 trucks daily, while four distribution...
Axmed Madoobe oo Muqdisho oo soo gaarey xilli xildhibaanadii Ceelwaaq loo meelmariyey
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe), ayaa maanta ah socdaal kusoo gaarey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana garoonka dayuuradaha Aden Adde International Airport kusoo dhaweeyey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sacdiyo Xaaji Samatar iyo xubno kale oo kala tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalka...
Dabeecadaha Kelitalsinimada & Gaboodfallada ka Dhasha Midiidinta: Qeybtii 3-xaad
WQ: Cabdiraxmaan Al Kawakibi Tarjumadii Dr. Maxamed Sh. Cali (Doodishe) Kelitalisnimada iyo Cilmiga Ma jiro wax isaga eg kelitaliska iyo qof khaa’in ah oo awood leh oo loo xilsaaray ilaalinta xoolo ilmo agoon ah, kaasoo sida uu rabo ugu takrifala xoolahaa iyo agoonta qudhoodaba, maadaama ay yihiin kuwa da’doodu yar tahay oo taag daran. Sida...
Ethiopia’s multinational federalism ruins Isaias’ assimilationist scheme
In an interview with the Eritrean state-owned television network on 8 January, President Isaias Afwerki critiqued the Ethiopian constitution by saying it was designed to institutionalize ethnic identity, and that the federal system it prescribed is the source of all problems in Ethiopia. These opinions are not new. In many of his interviews, Isaias has...